Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: hoobiyeyaal goordhowayd lagu garaacay agagaarka dhismaha xarunta madaxtooyada Soomaaliya,

  Arbaco: February 1, 2023   Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyeyaal ah oo goordhow lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Soomaaliya oo kuuriyada Koonfureed Gaadiid kala Wareegta

Arbaco: February 1, 2023  DF ayaa la wareegtay gaadiid ay dowlada Kuuriyada Koonfureed ugu deeqday dowlada Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda La-dagaalanka Musuqa ee Transparency International oo Somaliya ku dartay Liiska Musuq maasuqa ugu horeeya caalamka.

Arbaco: February 1, 2023  Hay’adda La-dagaalanka Musuqa ee Transparency International oo Fadhigeeda yahay Caasimadda dalka Jarmalka ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Wadooyinka Magaalada Muqdisho oo Saakay Xiran Xili Shirka Madaxda Dalalka Safka Hore uu Socdo

Arbaco: February 1, 2023  Wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho ayaa saaka oo Arbaca ah u xiran…

Posted in WARARKA MAANTA

Tiradii dadkii ku dhintay qaraxii masaajidka ee Pakistan oo korodhay

Talaado: January 31 2023 |   Tirada dadka ku dhintay qaraxii shaley lala beegsaday masaajidka ku yaalla Pakistan ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wasiirada oo caawa ansixiyay Sharciga La Dagaallanka Argagixisada Al-shabaab iyo Daacish

Talaado: January 31 2023 |   Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa caawa isugu yimid shir aan caadi aheyn, kaas oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharaxiin isku Diiwaangelisay Doorashada Kursigii Mahad salaad oo laga qabtay warqadihii.

Talaado: January 31 2023   Magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug waxaa lagu qabanayaa doorashada kursiga HOP147…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Federaalka oo marti-gelinaysa Shirka Soomaliya iyo Dalalka Safka hore Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay

Talaado: January 31 2023 |  Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa Muqdisho ku marti-gelinaysa Shirka Soomaliya iyo Dalalka Safka hore…

Posted in WARARKA MAANTA

Haweeneydan oo la socotay diyaarad Vistara oo ka soo duushay magaalada Dubai oo la xiray markii shaqaalaha ay feertay.

Talaado: January 31 2023 |  Haweeneydan oo la socotay diyaarad Vistara oo ka soo duushay magaalada Dubai, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Lamaane u dhashay dalka Iran oo 20-sano jir ah oo lagu xukumay xabsi dhan 10 sano kadib markii ay soo bandhigeen muuqaal ay ku cayaarayaan wadada dhexdeeda.

Talaado: January 31 2023 |  Lamaane u dhashay dalka Iran oo 20-sano jir ah ayaa lagu xukumay xabsi…

Posted in WARARKA MAANTA

Garaad Jaamac Garaad oo si kulul uga jawaabay hadalkii shalay ee madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi

Talaado: January 31 2023 |  Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Garaadka guud ee deegaannada SSC ayaa si…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynayaasha Ciidamada ka joogaan Somaliya Ugandha, Kenya, Djibouti Ethiopia, Brundi iyo Madaxweynaha Somaliya oo shir uga furmayo Muqdisho

Talaado: 31 Jannaayo 2023  War  kasoo baxay dowladda waxaa lagu sheegay in kulanka maanta uu ku bilaabanayo…