Author: QOL Contributor
K/xigeenka Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo furay Shir ku saabsan tababarka Habka Howlgalka Guddiga Isku-xirka Hey’adaha u Xilsaaran Maareynta Xuduudaha Dalka Sawiro ..
Muqdisho, 04 November, 2020, K/xigeenka Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Xasan Cabdulqaadir Maxamed ayaa…
Banaanbax looga soo hor jeedo Hadalada Qalafsan ee Trum oo ka socda Magaalada Washington
Iyadoo ay xilligan habeen u tahay Mareykanka, goobaha codbixintuna ay soo xirmayaan, codadkana la tirinayo, dibadbaxyo ka…
Donald Trump oo Guul been abuur ah ka sheegtay Doorashada Maraykanka..
Donald Trump ayaa sheegtay guul aan lagu raacsaneyn, kadib khudbad uu goor dhow ka jeediyay Aqalka Cad…
Shiinaha oo indhaha ku haya Doorashada saakay ka dhacaysa Maraykanka
Shiinaha oo indhaha ku haya Doorashada saakay ka dhacaysa Maraykanka Gudaha Mareykanka, Biden iyo Trump waxay ku…
Gabar 13 sano jir ah oo Kirishtaan oo Pakistan ah oo la soo badbaadiyay, kaddib markii la afduubtay laguna qasbay inay muslimto ayna guursato nin Muslim ah.
Gabar 13 sano jir ah oo Kirishtaan ah kuna nool dalka Pakistan ayaa la soo badbaadiyay, kaddib…
Midowga Afrika oo cambaareeyay dilalkii dhowaan ka dhacay Itoobiya ee u dhaxeeyay Qowmiyado.
Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa cambaareeyay dilalkii dhowaan ka dhacay Itoobiya ee u dhaxeeyay…
Guddoomiye ku-xigeenkii Siinka-dheer ee duleedka Muqdisho. oo Qarax lagu dilay
Faah fahina dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax ka dhacay deegaana Siinka-dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho, kaasi…
Xarunta Diyaaradaha Somalida ka jarato Tigitka ugu Wayn xaafada islii ee Dhaqane Travel Agency oo Saxmad laga dareemayo Sawiro
Tan iyo markii ay dhacday Dowladii dhexe ee Soomaaliya 1991-dii oo ay Bur burtay Dowladii dhexe ee…
Maraykanka oo saakay loo dareerayo goobaha cod-bixinta
Shacabka ku nool Mareykanka ayaa maanta u dareeraraya goobaha cod-bixinta, ayaga oo dooranaya madaxweynaha xiga ee dalka…
Weerrar Nin Hubeysan uu ku qaaday goob lagu Qaxweeyo waddanka Austria
Booliska waddanka Austria ayaa weli waxa uu baadigoobayaa ugu yaraan hal qof oo eedaysane ah kaddib markii…
Dad lagu qiyaasay 100 ruux oo lagu laayay waqooyiga gobolka Oromia
Dad tiradooda lagu sheegay wax ka badan 100 ruux ayaa lagu laayay waqooyiga gobolka Oromia, oo ah…
Madasha Xisbiyada Qaran oo kasoo horjeesatay qaabka loo soo xulayo xildhibaanada gobollada Waqooyi
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa maanta war-saxaafadeed ay soo saartay ku muujisay mowqifkeeda ku aadan doorashada xildhibaanada gobolada…