Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Waaxda socdaalka Ingiriiska, oo caqabad kala kulmay wiil ay doonayeen in ay Soomaaliya u soo tarxiilaan

Waaxda socdaalka Ingiriiska, ee loo yaqaan [Home office] ayaa hungo kala kulmay isku dayo dhowr ah oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Jaamacadda Benaadir oo xaflad soo dhoweyn ah u sameysay arday cusub (Sawirro) 

Xarunta Kambaska Dr. Ibraahim Caddow ee Jaamacada Banaadir oo ku yaalla degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaaji Maxamed Yaasiin “Soomaaliya waxay ku xasili kartaa in lagu dhaqo shareecada islaamka”

Xaaji Maxamed Yaasiin oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed, aadna u taageera in Dalka Soomaaliya lagu dhaqo…

Posted in WARARKA MAANTA

Drs. Ruqiya “Xildhibaanka deegaankayga ku matala baarlamaanka, maalintii la doortay ayaa noogu war dambaysay…”

Drs. Ruqiyo Sheekh Naaji oo ah musharax xildhibaan ka tirsan BF Soomaaliya, ayaa ugu baaqday guud ahaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Jilayaal iyo soo-saarayaal ka tirsan Bollywood-ka oo Maxkamadda Delhi u gudbiyay dacwad ka dhan ah 2 taleefishin

Jilayaasha kala ah Aamir Khan, Salman Khan, Shahrukh Khan, Ajay Devgan & Akshay Kumar, oo ay wehliyayaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Shukri Hassan: 2003-dii wixii ka dambeeyay waxaa mamnuuc laga dhigay caruurta in dharbaaxo yar xittaa lagu dhifto ama waxa luqada Nederlands lagu yiraa corrigerende tik [WARAYSI]

Shukri Sheekh Hassan oo ka mid ah madaxda ururka Iftin,  una qaabilsan qeybta mashaariicda ayaa siisay wareysi…

Posted in WARARKA MAANTA

ZAHRA NAALEEYE: “Soomaalida ayaa farta lagu fiiqaa, oo waxaa la leeyahay Kenya ama Soomaaliya ayeey gabdhaha geeyaan” [WARAYSI]

Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa [Qaramada midoobay]  ayaa 19-kii December  2011 qaraar ay soo saareen ku asteeyey in…

Posted in WARARKA MAANTA

Boqolaal arday oo u fariistay Imtixaanka qubuulka ee Jaamacadda Benaadir (Sawirro)

Jaamacadda Benaadir ee magaalada Muqdisho xarumaheeda ayaa waxaa ka bilowday maanta Wejigii koowaad ee imtixaanka ogolaanshaha ama…

Posted in WARARKA MAANTA

BAYAAN: “Kursi lagu ilaashanayo dano ganacsi laguma matali karo beesha Macalin Dhiblaawe”

Waxgarad isugu jira odayaal, aqoonayahanno, haween iyo siyaasiyiin ka soo jeeda beesha Macalin Dhiblaawe, oo ka tirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruqiyo Shiikh Naaji “Waxaan musharax u ahay kursiga baarlamaanka ee boqortooyada Silcis Gorgaarte

Drs. Ruqiyo Shiikh Naaji, oo ah gabar aqoonyahanad ah, muddo dheerna ka soo shaqaynaysay howlaha samafalka, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Hey’adda laanta socdaalka oo saraakiil u furay tababart ku aadan Hubinta Dukumeentiyada lagu Safro Sawiro

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Hey’adda laanta Socdaalka iyo Jinsiyadda ee  Soomaaliya ay tababar…

Posted in WARARKA MAANTA

Sharciga cusub ee Qaxootiga Imaanaya Yurub oo la soo bandhigay

Ujeedada ugu weyn ee siyaasadda sharciga cusub ee Midowga Yurub ee soogalootiga lagula dhaqmaayo ayaa ah, in…