Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Muuse Biixi: “Dhibaatada maanta ka jirta Laascaanood waxaa keenay argagagixisada caalamiga ah”

Talaado: 31 Jannaayo 2023 Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland Muuse Biixi ayaa ku eedeeyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo dhex dhexaadinaya Israa’il iyo Falastiin iyadoo dilal badan ay dhowaan dhaceen

Isniin: January 30 2023  Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Antony Blinken ayaa gaaray Israa’iil si uu kulamo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhallinyaro si qaldan u isticmaashay Tiktok oo lagu xiray Dalka Masar

Isniin: January 30 2023  Laba qof ayaa lagu xiray dalka Masar kadib markii ay baraha bulshada ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Abaar dhawr sano jirsatay oo ka taagan deegaanka Gerilley ee gobolka Gedo.

Isniin:January 30, 2023  Abaar dhawr sano jirsatay ayaa ka taagan deegaanka Gerilley ee gobolka Gedo. Dadka deegaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

17 qof oo ku dhimatay halka in ka badan 90 qof ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay masaajid ku yaalla dalka Pakistan.

Isniin:January 30, 2023  Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhimatay halka in ka badan 90 qof ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Ciidamada Qalabka oo xukun adag ku ridday Fartuun Cabdirashiid oo ah Xaaska hoggaamiyaha kooxda Daacish ee Soomaaliya

Isniin:January 30, 2023  Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku ridday Fartuun…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Galmudug oo toddobaadkii saddexaad howlgallo ka wada Gobolka Mudug

Isniin:January 30, 2023  Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Daraawiishta Galmudug iyo kuwa deegaanka ayaa toddobaadkii saddexaad howlgallo…

Posted in WARARKA MAANTA

 Diyaarad Helikobtarah oo  Ruushka laga leeyahay lagu weeraray Garoonka diyaaradaha Muqdisho

Isniin :January 30, 2023  Wakaallada wararka Raashiya NOVOSTI ayaa sheegtay in diyaarad Helikobtar oo ay leedahay shirkadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Labo Qarax oo Is Xiga oo ka Dhacay Magaalada Stockholm ee Caasimada Sweden saacadihii la soo dhaafay

Isniin:January 30, 2023  Labo qarax ayaa dhacay waqooyi-galbeed ee Stockholm, kii ugu horreeyay ayaa ka dhacay Uplands…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad ku dhintay toogasho ka dhacdaymagaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika

Isniin: January 30, 2023 Dabley hubeysan ayaa 8 qof ku dilay magaalada Cape Town ee dalka Koonfur…

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxda Al-Shabaab oo oo wajahday xaalad kale oo dhaqaale oo aad u baahsan sida uu sheegay afhayeenka Alshabaab –

Isniin: January 30, 2023 Kooxda Al-Shabaab oo haatan dowladda federaalka iyo dadka deegaanka kala kulmeysa culeyskii ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Israa’iil oo weerar cirka ah ku qaaday wershed ku taalla badhtamaha Iran

– Isniin: January 30, 2023 Sarkaal Maraykan ah ayaa sheegay in la rumaysan yahay in Israa’iil ay…