Author: QOL Contributor
Guddoomiyihii degmada Qoryooley oo goordhaw la dilay
Talaado: OCTOBER 11, 2022 Warrarka ka imaanaya gobolka Shabeellada Hoose ee Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax lagu…
Wafdi ka socda DFS oo ay hoggaamineyso Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka oo gaaray degmada Buule Burde ee gobolka Hiiraan
Talaado: OCTOBER 11, 2022 Wafdi ka socda Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo ay hoggaamineyso Guddoomiye ku xigeenka…
Mareykanka oo cambaareeyay duqeymihii uu Ruushka ka gesytay caasimadda Kyiv ee Ukraine
Talaado: OCTOBER 11, 2022 Waxaa si weyn loo cambaareeyay Ruushka kadib markii duqeymo dhowr ah ka geystay…
Dalka Jarmalku oo isu diyaarinaya in uu geeyo gantaalada difaaca hawada sare tignoolajiyada cusub maalmaha soo socda geeyo dalka Umriane
Talaado: OCTOBER 11, 2022 Jarmalku ayaa isu diyaarinaya in uu geeyo gantaalada difaaca hawada sare ee tignoolajiyada…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefonka kula xiriiray Xoghayaha Arrimaha Debedda ee UK James Cleverly kalana hadlay dagaalanka Ururka al-Shabaab.
Talaado: OCTOBER 11, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefonka kula xiriiray Xoghayaha…
Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka qeyb galaya Shirka Baarlamaannada Adduunka
Talaado: OCTOBER 11, 2022 Shirka Baarlamaannada Adduunka ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo Magaalada Kigali ee…
Scotland oo sare u qaadaysa dadaalka ay uga go’eyso UK
Isniin: OCTOBER 10, 2022 Hoggaamiyaha dowladda Scotland ayaa Axaddii sheegtay inay xoojin doonto ololaha ay Scotland uga…
Dowladda Mareykanka “Xuquuqda iyo Waajibaadku waxay qeexaan saxaafadda xorta ah lagana wada shaqeeyo ammaanka iyo danaha dalka.
Isniin: OCTOBER 10, 2022 Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay qoraal ay fariin ugu direyso dowladda Soomaaliya iyo…
Guddoomiyaha Cali Jayte “ waxaan ku garaacnay Madaafiic si aysan uga Gudbin Wabiga oo aysan Jubbooyinka u aadin
Isniin: OCTOBER 10, 2022 Maalintii shalay waxaa webiga Shabeele doonya uga soo gudbey Malayshiyaadka al-Shabaab, kuwaas oo…
Kuuriyada Waqooyi “ Waxaan sameynay matalaadda weerar nukliyeer ah oo aan ku qaadnay Kuuriyada Koonfureed
Isniin: OCTOBER 10, 2022 Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in gantaaladii ugu dambeeyay ee ay ridaysay ay ahayd…
Maamulka gobolka Tigreega oo ku eedeeyay dowladda federaalka iyo Ereteriya in ay duqaymo ka fuliyeen goobaha ay deggan yihiin dadka rayidka ah
Isniin: OCTOBER 10, 2022 Maamulka gobolka Tigreega ee Itoobiya oo ay colaada ka taagan tahay ayaa ku…
Maleeshiiyaadka TPLF oo baaq u dirtay shacabka Tigray
Isniin: OCTOBER 10, 2022 Jabhadda TPLF ayaa ugu baaqday qof kasta oo ka tirsan bulshada Tigre inay…