Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxwaynihii hore Maraykanka Donald Trump oo dardar galiyey ololihiisa doorashada ee 2024-ka

 Axad: January 29, 2023   Ku dhawaaqista Donald Trump, ee ah in uu u tartamayo madaxtinimada Maraykanka sanadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dadka naxashka ruuxa meydka ah lagu qaado, ee Waqooyiga Shanxi ee dalka Shiinaha oo la diiday.

 Axad: January 29, 2023  Dadka naxashka ruuxa meydka ah lagu qaado, ee Waqooyiga Shanxi ee dalka Shiinaha,…

Posted in WARARKA MAANTA

Warbaahinta rasmiga ah ee Iran oo ku warantay in dhul gariir uu ka dhacay waqooyi galbeed ee dalkaasi

 Axad: January 29, 2023  Warbaahinta rasmiga ah ee Iran, ayaa ku warantay in dhul gariir uu ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha arrimaha dibadda ee mareykanka , Antony Blinken oo gaaray dalka Masar

 Axad: January 29, 2023  Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa ku sugan magaalada Qaahira ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Koox hubeysan oo caawa weerar ku qaaday saldhigga booliska degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho

.  Axad: January 29, 2023  Koox hubeysan ayaa caawa weerar ku qaaday saldhigga booliska degmada Howlwadaag ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Ergeyga dalka Mareykanka u fadhida Qaramada Midoobay Linda-Greenfield Thomas

.  Axad: January 29, 2023  Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Federaalka oo sheegatay dilka 136 Al-shabaab ah oo ay ku jiraan Saraakiil.

 Axad: January 29, 2023  Dowladda Federaalka ayaa sheegtay dilka 136 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab, kuwaas oo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Bas dadweyne oo ku dhacay tog ku yaalla dalka Pakistan, waxaana ku dhintay ugu yaraan 40 qof

Axad: January 29, 2023  Bas dadweyne ayaa ku dhacay tog ku yaalla dalka Pakistan, waxaana ku dhintay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun adag ku ridday Odayaasha Beesha Reer Xaaji Saleebaan ee dhowaan heshiiska lasoo galay kooxda Shabaab

Axad: January 29, 2023 Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun adag ku ridday…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Canada oo magacawday ergay u qaabilsan la dagaallanka Islaam naceybka Muslimiinta kula kulmaan dalkaas.

Axad: January 29, 2023 Dowladda Canada, ayaa magacawday ergay u qaabilsan la dagaallanka Islaam naceybka iyo fuquuqa…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Jubaland oo uu Ka Bilowday Dagaal Ka Dhan ah Maleeshiyaadka Alshabaab

Axad: January 29, 2023 Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee Jubbaland Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Cudurka Daacuunka oo ka dilaacay magaalada Mandheera

Axad: January 29, 2023 Cudurka Daacuunka oo dhawr gobol oo dalkan Kenya ah ka dilaacay, oo horeyna…