Author: QOL Contributor
Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay deegaano horleh oo ka tirsan gobolka Hiiraan
. Axad: SEPTEMBER 18, 2022 Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleey…
Muuse Biixi oo jawaab ka bixiyey hadalkii Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay inay ka go’an tahay inaysan marnaba aqbalin doonin in Somaliland ay ka go’do Soomaaliya
. Axad: SEPTEMBER 18, 2022 Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii Madaxweynaha Soomaaliya…
xoola dhaqatada ku nool deegaanka Mandera ee oo sheegay in xoolihii ay dhaafeen abaarta oo haatanna ay halis ku jirto nolasha dadka.
Axad: SEPTEMBER 18, 2022 Waxaa wali taagan abaarta ba’an ee heysata Geeska Afrika, iyadoo aad loogga deyrinayo…
Boqorka beesha Gabooye oo Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo dhaliilay wasiirka gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye
Axad: SEPTEMBER 18, 2022 Boqorka beesha Gabooye, ayaa u jawaabay Sheekha Soomaaliyeed ee caanka ah Sheekh Maxamed…
Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida oo shaaciyay in Jigjiga lagu qaban doono shirweynaha wadatashiga shacabka Deegaanka Soomaalida
Axad: SEPTEMBER 18, 2022 Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya, ayaa shaaciyay in dabayaaqada toddobaadka dambe, in…
Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa ka digay jawaab celin culus hadii Ruushku Digniina u diray Madaxweyne Putin
Sabti: SEPTEMBER 17, 2022 Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa ka digay jawaab celin culus hadii Ruushku dagaalka…
Wasiirka Kalluumeysiga oo xafiiskiisa ku qaabilay Per Erik oo u dhashay dalka Norway iyo Peter Sol oo u dhashay Maraykanka oo ah xeeldheereyaal Caalami ah
Sabti: SEPTEMBER 17, 2022 Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aaden,…
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya e Maxamed Barre Maxamuud oo kulan la qaatay kooxdii fannaaniinta Danan
Sabti: SEPTEMBER 17, 2022 Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud, ayaa…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo uga digay Ruushka inay isticmaalin hubka kiimikada ah ee wax gumaada ee Niyukliyeerka
Sabti: SEPTEMBER 17, 2022 Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa uga digay Ruushka in dagaalka Ukraine uusan u…
Militariga Soomaaliya oo dilay 30 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab
Sabti: SEPTEMBER 17, 2022 Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay inay dishay ugu yaraan 30 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab,…
Ilhaan Cumar oo soo saartay bayaan kusaabsan qaabilista qaxootiga Mareykanka
Sabti: SEPTEMBER 17, 2022 Xildhibaan Ilhaan Cumar, oo katirsan aqalka Congress-ka Mareykanka, ayaa ku amaantay maamulka Biden,…
Nin isku deyay inuu u dhowaado naxashka Boqorad Elizabeth oo la xiray.
Sabti: SEPTEMBER 17, 2022 Waxaa la xiray nin isku deyay inuu u dhowaado naxashka meydka Boqorad Elizabeth…