Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Dalka Hindiya oo laga soo saarey talaalka sanka laga qaato oo Covid19 lagula tacalo

Sabti: Jannaayo  27/2023 Hindiya ayaa ansixisay tallaalkeedii ugu horreeyay oo Covid-ka sanka laga qaadanayo ah. Waxaa sameysay…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Madaale oo ugu horreyn ku bogaadiyay Culimada Soomaaliyeed go’aanada ay soo saareen ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.

Sabti: Jannaayo  27/2023 Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahne Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo xalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Fallaagada M23 ee Congo oo la wareegtay magaalo muhiim ah

Sabti: Jannaayo  27/2023 Fallaagada bariga Jamhuuriyadda dimuquraadiga ah ee Congo ayaa qabsatay magaalo muhiim ah, saddex maalmood…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo lagu eedeyay inuu ku xadgubay carruur ka qaxday Ukraine

Sabti: Jannaayo  27/2023 Madaxa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ayaa ku eedeeyay xukuumadda Moscow inay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Manchester City oo 1-0 uga badisay Arsenal, kana saartay koobka FA-ga

Sabti: Jannaayo  27/2023 Kooxda Manchester City ayaa xalay si dirqi ah kaga badisay kooxda Arsenal, kadib markii…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Rashiid oo loo haysto dacwad dil ah oo lagu amray in uu isku soo dhiibo xafiiska dambi baarista Gaarisa ee DCI

Khamiis January 26 2023  Askarigii hore ee Booliska Kenya Axmed Rashiid oo loo haysto dacwad dil ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamad ku taalla dalka Kenya oo ku xukuntay diblumaasi u dhashay dalka Venezuela, dilka safiirki

Khamiis January 26 2023  Maxkamad ku taalla dalka Kenya, ayaa Arbacadii ku xukuntay diblumaasi u dhashay dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar ay qaadeen ciidanka Israa’iil oo ay ku dhinteen shacab reer Falastiin ah

Khamiis January 26 2023  Sagaal falastiiniyiin ah, ayaa lagu dilay weerar ay milatariga Israa’iil ka fuliyeen Daanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamad sare ee Turkiga oo diiday dalab uga yimid mid ka mid ah xisbiyada waaweyn

  Khamiis January 26 2023  Maxkamada sare ee dalka Turkiga ayaa diiday codsi uga yimid xisbiga HDP…

Posted in WARARKA MAANTA

McCarthy oo xubno ay ku jirto Ilhaan Cumar ka saaraya guddiyada Congress-ka Maraykanka

Khamiis January 26 2023  Kevin McCarthy, Afhayeenka Jamhuuriga ah ee Aqalka Hoose ee Congress-ka Marykanka ayaa toddobaadkan…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wasiirrada Soomaaliya Sulub Axmed Firin u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

. Khamiis January 26 2023  Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa Sulub Axmed Firin u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed….

Posted in WARARKA MAANTA

Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo la soo gaba gabeeyay alshabab iyo daacish oo la amray in lala Dagaalamo

Khamiis January 26 2023  Magaalada Muqdisho waxaa maanta gelinkii dambe lagu soo gabagabeyay shirweynihii culimada Soomaaliyeed, ee…