Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Xisbiga midigta fog ee “Sweden Democrats” oo guul weyn ka soo hoyey doorashadii Sweden

Isniin: SEPTEMBER 12, 2022 Doorashadii ka dhacdey dalka Sweden maalintii Axadda ee 11 September ayaa ahayd mid…

Posted in WARARKA MAANTA

Boqorka cusub oo la kulmaya madaxda ururka Barwaaqo-Sooranka

Axad:  10 Sebtembar 2022 Ilaa iyo hadda lama ogo in boqorka cusub iyo xaaskiisa inay degi doonaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Markii amiirada William iyo Harry ay dhaxgaleen shacab u soo baxay tacsi

Axad:  10 Sebtembar 2022 Amiirrada William iyo Harry waxaa ku soo biiray xaasaskooda Catherine iyo Meghan oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka Wadatashiga Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo goor dhaw ka furmi doono Muqdisho

Axad:  10 Sebtembar 2022 Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda Magaalada Muqdisho uu ka furmo Shirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad shacab ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Qarax ka dhacay G/Baay

Axad:  10 Sebtembar 2022 Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku geeriyooday, halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaabka loo aasi doono Boqorad Elizabeth Boqorad Elizabeth oo geeriyootay, iyadoo ahayd boqoradda ugu mudada dheer ee soo xukuntay Brtitain

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Boqorad Elizabeth II ayaa geeriyootay, iyadoo ahayd boqoradda ugu mudada dheer ee soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliska Booliiska oo sheegay in baarayaan dad rayid ah oo khasaare ka soo gaaray howgal ay ka fuliyeen Sh/hoose

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal qorsheysan oo ciidanka sida…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo galabta gabaldhicii soo gaaray Magaalada Muqdisho

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen  iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho…

Posted in WARARKA MAANTA

Boqor Charles III oo si rasmi ah loogu wareejiyay xilka boqortooyada

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Waxaa si rasm ah xilka boqortooyada loogu caaleemo saaray Boqor Charles III kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

Boqor Charles III oo dib ugu laabtay qarsiga Buckingham

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Boqorka cusub ayaa dib ugu laabtay qarsiga Buckingham kadib markii lagu wareejiyay xilka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad gaaraya Boqolaal oo weli kusii qulqulayaa afaafka hore ee guriga boqortooyada ee ku yaalla Scotland qasriga Balmoral

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Dad badan ayaa weli kusii qulqulayaa afaafka hore ee guriga boqortooyada ee ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Laftagareen oo lagu soo dhoweeyey Magaalada Muqdisho galabta

Sabti: SEPTEMBER 10, 2022 Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa goor…