Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Kenya

Khamiis: SEPTEMBER 8, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wasiirada oo war kasoo saaray kacdoonka shacabka ee ka dhanka ah Al-Shabaab

Khamiis: SEPTEMBER 8, 2022 Waxaa war-saxaafadeed laga soo saaray shirka golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya, kaas oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo Balaayiin Dollar ugu deeqay Dalka Ukraine oo dagaal kula jira Ruushka

Khamiis: SEPTEMBER 8, 2022 Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa uga mahadceliyey Midowga Yurub dhaqaale gaaraya 5 bilyan…

Posted in WARARKA MAANTA

Barta Twitter-ka, uu ku leeyahay Madaxweynaha Ukraine oo lagu soo qorey fariin ah inuu gargaar dhanka cuntada ah uu u dirayo Soomaaliya

. Khamiis: SEPTEMBER 8, 2022 Barta Twitter-ka, uu ku leeyahay Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa lagu soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Buundo duntay intii ay socotay xafladdii xarigga looga jarayay magaalada Kinshasa ee dalka Congo

Khamiis: SEPTEMBER 8, 2022 Marti-sharaf si wanaagsan u soo labistay ayaa isugu soo baxay si ay u…

Posted in WARARKA MAANTA

Erdogan “ Sax maahan siyaasadaha ‘daandaansiga’ ee reer galbeedka ee ku wajahan Ruushka

Khamiis: SEPTEMBER 8, 2022 Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii sheegay in aanu u malayneyn in siyaasadaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Ilhaan Cumar oo ku dhaggan xubin sare oo ka tirsan Jamhuuriga

Khamiis: SEPTEMBER 8, 2022 Xildhibaanad, Ilhaan Cumar, oo laga soo doorto gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaanan…

Posted in WARARKA MAANTA

Chelsea oo ceyrisay tababare Thomas Tuchelm ka dib guuldaradii ka soo gaartey kooxda Dinamo Zagreb

Khamiis: SEPTEMBER 8, 2022 Kooxda Chelsea, ayaa ceyrisay tababare, Thomas Tuchel, ka dib guuldaradii xaley kasoo gaartey…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka magaalada Haarlem ee dalka Netherlands oo qarka u saaran iney mamnuucaan xayeeysiinta hilibka

Khamiis: SEPTEMBER 8, 2022 Maamulka magaalada Haarlem ee dalka Netherlands, ayaa qarka u saaran iney mamnuucaan xayeeysiinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Kumaandooska Danab oo sheegay iney gacanta kusoo dhigeen Sarkaal katirsanaa Al-shabaab

Khamiis: SEPTEMBER 8, 2022 Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa howlgalo qorsheysan oo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Itoobiya oo beenisay war ku saabsanaa dowladda Soomaaliya oo Telefishinkooda laga sii daayay

Khamiis: SEPTEMBER 8, 2022 Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa ka hadshay warbixin ay sheegeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibedda XFS oo Ra’iisul wasaare Kuxigeenka Slovenia kala hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Khamiis: SEPTEMBER 8, 2022 Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Abshir Cumar Huruuse ayaa magaalada Qaahira ee caasimadda dalka…