Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha guddiga Midowga oo cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ka fulisay marinka Qaza ee Falastiin.

Isniin: AUGUST 8, 2022 Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ka…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Guddoomiyaha guddiga doorashada ee Kenya oo joojiyey doorashooyinka ka dhici lahaa Bari Mombasa iyo Kakamega

. Isniin: AUGUST 8, 2022 Guddoomiyaha guddiga doorashada ee Kenya Wafula Chebukati ayaa joojiyey doorashooyinka afar xil…

Posted in WARARKA MAANTA

Islamic Jihad oo guul ka sheegatay dagaalkii Qaza ka dib xabad joojintii ay wada-gaareen Israa’iil

Isniin: AUGUST 8, 2022 Warshada Korontada ee kaliya ee ku taal Qaza ayaa dib u bilowday shaqadeeda…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo sheegtay in kooxo mintidiin ah ay ka xoraysay in ka badan kun tuulo

Isniin: AUGUST 8, 2022 Dowladda Itoobiya ayaa dib ula wareegtay 1,255 tuulo oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo cabasho ka muujisay ardey reer Puntland oo dugsiyadooda sare iska diiwaangelinaya sanadihii ugu dambeeyey.

Isniin: AUGUST 8, 2022 Dowalad Goboleedka Galmudug ayaa cabasho ka muujisay ardey reer Puntland oo dugsiyadooda sare…

Posted in WARARKA MAANTA

Shacabka Kenya oo bari u dareerayo Doorashada Madaxweynaha iyo cabsi soo wajahday shacabka Kenya

Isniin: AUGUST 8, 2022 Wararka ka imaanaya magaalada  Dalka Kenya ayaa sheegaya in Shacabka Kenya ay Bari…

Posted in WARARKA MAANTA

Shiinaha oo isku diyaarinaya ‘dagaal toos ah oo uu ku qaado Taiwan’

Isniin: August 8, 202  Maamulka Taiwan ayaa shalay oo Axad ahayd ku eedeeyay Shiinaha inuu u biro…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland, oo beddelay mowqifkiisii hore ee diidmada xukuumadda cusub ee uu dhowaan soo dhisay Xamza Cabdi Barre.

Isniin: August 8, 202  Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada PSF oo soo bandhigay Muuqaalada Dagaalyahano Ajnabi ah oo Daacish ku biiray

Isniin: August 8, 202 Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loogu tala galay difaaca maamulka Puntland…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya oo dhiggiisa Turkiga Erdogan a ka wada hadlay arrimo dhowr ah Teleefoon,

Isniin: August 8, 202 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Turkiga Reccep Tayib Erdogan ayaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal Sare oo Ka Tirsanaa Nabad Sugida Oo Goordhow Muqdisho lagu Dilay

Isniin: August 8, 202 Kooxo hubeesan ayaa goordhaw agagaarka Isbitaalka Banaadir gaar ahaan goob lagu iibiyo qudaarta…

Posted in WARARKA MAANTA

Ganacsade Soomaaliyeed oo Lagu dilay Konfur Afrika

Isniin: August 8, 202 Allaha u naxariistee waxaa dalka Konfur Afrika Lagu dilay Abdinaafac Maxamuud Macalin ibraahim,…