Author: QOL Contributor
Abiya Axmed oo Si wayn uga Carooday hadal Kasoo Yeeray Mareykanka iyo Midowga Yurub
Sabti: AUGUST 6, 2022 Dowladda Itoobiya ayaa si xooggan u cambaareysay wakiilada Midowga Yurub iyo Mareykanka oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaalkiisii Safarkiisii 8aad ku tagaya Dalka Uganda
Sabti: AUGUST 6, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaalkiisii Safarkiisii 8aad ku tagaya Dalka Uganda…
Shiinaha oo joojiyey heshiisyadii iskaashi ee uu la lahaa Mareykanka
Sabti: AUGUST 6, 2022 Shiinaha ayaa jimcihii ku dhawaaqay aargoosi cusub, oo ka dhan ah Mareykanka, kaasoo…
Shir ka furmay Magaalada Garoowe iyo waxa looga hadlayo
Sabti: AUGUST 6, 2022 Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in maanta oo sabti ah lagu…
K/Galbeed oo Baydhabo ku qaabishay wafdi ka socday hay’adda UNDP
Sabti: AUGUST 6, 2022 Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed madax ka tirsan waxay magaalada Baydhabo ku qaabileyn Madax…
Ololihii ugu dambeeyay ee doorashada Kenya oo si xowli ah u socda
Sabti: AUGUST 6, 2022 Musharixiinta ugu cadcad doorashada madaxweynaha dalka Kenya ayaa lagu wadaa in maanta oo…
Laba daqiiqo oo aad socoto cuntada kadib waxay kaa ilaalin kartaa cudurka Sonkorta.
Sabti: AUGUST 6, 2022 Socodka qaadashada cuntada ka dib, waxaa ku jirta xikmad badan iyo faa’iido sida…
Dagaalyahanada Falastiin iyo ciidamada Israa’iil oo uu dagaal dhex maray
Sabti: AUGUST 6, 2022 Xiisadda ayaa wali taagan, kadib markii habeen hore hub culus uu ku dhacay…
Nin Mareykan ah oo lagu xukumay inuu bixiyo magdhaw aad u tiro badan
Sabti: AUGUST 6, 2022 Alex Jones, oo ah nin qaadaa dhiga/falanqeeya afkaarta shirqoolada, ayaa waxaa lagu amray…
Dowlad degaanka Soomaalida oo shaacisay tirada ay ka dileen maleeshiyada Al-shabaab
. Sabti: AUGUST 6, 2022 Taliyaha ciidanka gaarka ah ee dawlada deegaanka Soomaalida General Maxamed Axmed ayaa…
Xukuumada Raysalwasare Xamse Cabdi Barre ee Golahawasiirada oo bari Codka kalsoonida loo qaadi doono.
Sabti: AUGUST 6, 2022 Waxaa ka soo wareegay 6 Maalmood marki Raysalwasare Xamse Cabdi Barre uu ku…
Aleksey Zhuravlyov “Waxaa fiicnaan lahayd diyaaradii ay saarneed Pelosi ee Taiwan tagtay in la soo rido
Sabti: AUGUST 6, 2022 Aleksey Zhuravlyov, oo ah siyaasi u dhashey dalka Ruushka, isla markaana xulafo la…