Author: QOL Contributor
wafti uu horkacayo taliyaha guud ee ciidanka Dowlad Deegaanka Soomaalida, General Mohamed oo gaaray Xudur.
Arbaco: august 3, 2022 Waxaa degmada Xudur ee Gobolka Bakool gaaray wafti uu horkacayo taliyaha guud ee…
Dibadbax lagu taageerayo Ciidmada Liyuu Booliis oo ka dhacay Jigjiga
Arbaco: august 3, 2022 Dibadbax ka dhan ah Al-Shabaab laguna taageerayo Ciidamada Liyuu Booliis ee Dowlad deegaanka…
Aadan Duqow “ Su’aashii ugu horreeyey ee safiirku i weydiiyay waxay aheyd….”
Arbaco, 3 Agoosto [Qaranimo Online] Aadan Nuur [Duqow] oo ka mid ah maamulka shirkadda Amaana ee fadhigeedu…
Al Shabaab oo Shaacisay magaca iyo Qabiilka ninkii isku qarxiyay Cabdullaahi Waafoow
Arbaco: August 3, 2022 Qarax ismiidaamin ah uu fuliyay nin jirkiisa waxyaabaha qarxa kusoo xiray ayaa 27-kii…
Baarlamaanka Hirshabelle oo meel mariyay Golaha Wasiirada cusub
Arbaco: August 3, 2022 Waxaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha…
Somaliland oo ku dhawaaqday tallaabo ka dhan ah dadka abaabulaya banaanbaxyo
Arbaco: August 3, 2022 Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa shir guddoomiyey kulan ku…
Haweeneyda Mareykanka ah ee ku kaliftay Shiinaha in uu cabbeysto gantaalladiisa riddada dheer
Arbaco: August 3, 2022 Afahayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ayaa sheegtay in booqasheeda Taiwan looga golleeyahay…
Haweeneydii ka careysiisay Shiinaha oo ka duushay Taiwan
Arbaco: August 3, 2022 Afahayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ayaa soo afjartay booqashadii ay ku joogtay…
Maxbuuskii mar hoggaamin jiray Shabaab ee wasiirka noqday
Arbaco: AUGUST 3, 2022 Wasiirka arrimaha diinta iyo awqaafta, ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta loo magacaabay…
Wasiir Mukhtaar Roobow oo La Heshiiyay Wasiirkii Soo Xiray ee Ka soo Qabtay Baydhabo
Arbaco: AUGUST 3, 2022 Xasan Xuseen Eelaay oo shalay loo magacaabay Wasiirka Xananaada Xoolaha Soomaaliya ayaa caawa…
Madaxweyne Qoor Qoor iyo Madaxda maamul goboleedyada oo ka hadlin Golaha Wasiirada Cusub.
Arbaco: AUGUST 3, 2022 Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shalay ku dhawaaqay golle wasiiro…
Sarkaal Al-shabaab ah oo isku soo dhiibay Galmudug
Arbaco: AUGUST 3, 2022 Xubin ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab, ayaa isku soo dhiibay ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka…