Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo magaalada Dhuusamareeb kula kulmay wafdi uu hogaaminayay danjiraha Qaramada Midoobay

Sabti: July 30, 2022 Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay wafdi uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Afhayeenka Madaxtooyadda “Waxaan ka cudur daaranaya in si khaldan la ii fahmay

Sabti: July 30, 2022 Afhayeenka Madaxtooyadda Soomaaliya, Cabdikariim Cali Kaar ayaa cudur daar ka bixiyay hadal uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Deni: “ Aniga la iima dooran beelaha isu keenkooda iyo heshiisiikooda

Sabti: July 30, 2022 Madaxweynaha Puntland oo munaasabad ka dhacdey magaalada Garoowe ka qaybgalay ayaa khudbad dhinacyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirkii Arrimaha gudaha Jubbaland Gen Maxamed Warsame Darwiish oo geeriyooday

Sabti: July 30, 2022 Alle ha u naxariistee Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad cudurka Furuq-Daanyeerka ugu dhintay meel ka baxsan Afrika

Sabti: July 30, 2022 Dalalka Spain iyo Brazil ayaa ku dhawaaqay dadki ugu horreeyey oo uga dhintay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad ku dhintay dibadbaxyo looga soo horjeeday ciidamada UN oo ka dhacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo

Sabti: July 30, 2022 Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay dibadbaxyadii ugu dambeeyay ee looga soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad ka qaxay dagaalladii ka dhacay deegaanka Aato ee Bakool

Sabti: July 30, 2022 Dagaalladii shalay ka dhacay deegaanka Aato ee gobolka Bakool iyo kuwii todobaadkii hore…

Posted in WARARKA MAANTA

Taageerayaasha wadaadka awoodda badan Moqtada Sadr oo gudaha u galay Aagga Cagaaran ee sida weyn loo ilaaliyo ee magaalada Baghdad

Sabti: July 30, 2022 Taageerayaasha wadaadka awoodda badan Moqtada Sadr ayaa gudaha u galay Aagga Cagaaran ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo sheegtay in aan la xannibi doonin baraha bulshada ka dib digniin la siiyay Facebook

Sabti: July 30, 2022 Kenya ayaa Sabtida maanta ah ku adkaysatay in aysan xannibi doonin baraha bulshada,…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo meel fagaaro ah ku burburiyay khamriga gaaraya 100 dhalo

Sabti: JULY 30, 2022 Gudoomiyaha gobolka Nugaal iyo Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo ay weheliyaan xeer…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Afrika Africom oo sheegtay in Itoobiya ay ka hor tageen Dulaankii Alshabaab

Sabti: JULY 30, 2022 Wasaaradda arrrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa sheegtay in la xakameeyay qorshe ballaaran ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Saacad uu lahaa Adolf Hitler oo lacag badan lagu xaraashay iyo Yahuud ka carrootay

Sabti: JULY 30, 2022 Suuq xaraash oo ay leedahay Shirkadda Alexander Historical Actions, oo kutaalla gobolka Maryland…