Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu soo dhoweeyey magaalada Carusha

khamiis: July 21, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Qoraal ka soo baxay xarunta Putland oo lagu sheegay in Dowladdu ay bixisay kharashka imtixaanka lagu saxaayo fasalka 12aad.

khamiis: July 21, 2022 Madaxweynaha Dowlad Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shir Guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadda Puntland…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo laga helay xanuunka COVID-10,

\ \ khamiis: July 21, 2022 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Khamiista maanta ah laga helay xanuunka…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo markii u horeysay ka hadashay weerarkii ay ku qaaday degmooyinka Yeed iyo Caato Qasaare soo gaaray Liyu Boolis.

khamiis: July 21, 2022  Kooxda Al-Shabaab ayaa markii u horeysay ka hadashay weerarkii ay ku qaaday degmooyinka…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo 200 oo neef oo geel ah tababartay kuwaas oo ka qeyb qaadanaya Dagaalka Al-shabaab ee ka soo gudba xadka Somalia.

Khamiis: LULY 21, 2022 Kenya ayaa ilaa 200 oo neef oo geel ah tababartay kuwaasoo loo aqoonsaday…

Posted in WARARKA MAANTA

Villa Somalia oo War kasoo saartay Ujeedka Madaxweyne Xasan Shiikh u aadayo Arusha

Khamiis: LULY 21, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u amba-baxaya magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Kenya oo loogu deeqay Malaayiin Dollar si ay isaga Difaacaan dagaalyahanada Al Shabaab

Khamiis: LULY 21, 2022 Dowladda Kenya ayaa qaati ka taagan dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab, kuwaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhismo Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay Xarunta Wasaaradda Waxbarashada

Khamiis: LULY 21, 2022 Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xarunteeda dhexe…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo soo garaay Dhuusamareeb

Khamiis: LULY 21, 2022 Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda xilgaarsiinta ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Booliska Kenya iyo dabley hubeysan oo dhac geysaneysay oo Iska-horimaad ku dhexmaray caasimada Nairobi

Khamiis: LULY 21, 2022 Ciidanka Booliska Kenya iyo dabley hubeysan oo dhac geysaneysay ayaa la sheegay inuu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo eed Culus Dusha Uga Tuuray Xisbiyada Mucaaradka

Khamiis: LULY 21, 2022 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo saaka ka hadlayey munaasabad ka dhacday Hargeysa ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre oo raaligalin siiyey Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Khamiis: LULY 21, 2022 Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa raaligalin ka siiyey Howlgalka Midowga Afrika…