Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika oo sheegay in duqeeyn ay ka fuliyeen Jubbada hoose

Talaado: July 19, 2022 Warsaxaafadeed ka soo baxay  taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaan (Africom)…

Posted in WARARKA MAANTA

Raysul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo dib u soo cusbooneysiiyey baaqiisii

Talaado: July 19, 2022 Raysul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa dib u soo cusbooneysiiyey baaqiisii…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe oo Magacaabay Laba Degmo Cusub oo Lagu Soo kordhiyay Jubaland

Talaado: July 19, 2022 Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xeer Madaxweyne kusoo saaray labo degmo…

Posted in WARARKA MAANTA

lhaan Cumar oo jawaab aad lala yaabay siisay haweeney ku tilmaantay inay argagixisada taageerto

Talaado: July 19, 2022 Qaar ka mid ah warbaahinta reer Galbeedka ayaa maalmihii lasoo dhaafay tebinayay dagaal…

Posted in WARARKA MAANTA

Waddamada Geeska Afrika waxaa ku dhufatay abaarta ugu xumeyd oo muddo 40 sana ah soo marta.

Talaado: July 19, 2022 Waddamada Geeska Afrika waxaa ku dhufatay abaarta ugu xumeyd oo muddo 40 sana…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowladda iyo kuwa Galmudug oo gacanta kusoo dhigay eedeysanihii dilay Taliye Kuxigeenka Nisa Ee Galmudug

Talaado: July 19, 2022 Ciidamadda Dowladda iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa soo qabtay soona bandhigay Axmed Dhagadheere…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Booliska degmada Heliwaa oo saaka howlgal ka sameeyey oo gacanta kusoo dhigay burcad hubeysan.

Isniin: July 18, 2022 Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo mas’uuliyiinta maamulka degmada Heliwaa oo saaka howlgal ka sameeyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo Azerbaijan kala hadleysa xal u helista dhibaatada Gaaska

Isniin: July 18, 2022 Madaxa Komishinka Yurub Ursula von der Leyen ayaa Isniinta maanta ah u safreysa…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha Gollaha Shacabka oo ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay qarixii ka dhacay magalada Jowhar

Isniin: July 18, 2022 Ku simaha madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Sheekh  Aadan Maxamed…

Posted in WARARKA MAANTA

Tamirat Tola oo Ethiopian ah oo ku guuleystey bilada dahabka ee orodka marathon-ka ragga ee tartanka ciyaaraha fudud ee aduunka

Isniin: July 18, 2022 Tamirat Tola oo Ethiopian ah ayaa ku guuleystey bilada dahabka ee orodka marathon-ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumada iyo Xisbiyada mucaaradka Somaliland oo maanta yeelanaya kulan.

Isniin: July 18, 2022 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi cabdi iyo hogaamiyayaasha mucaaradka Somaliland ayaa maanta kulan ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Qoor Qoor oo laamaha Amniga Shir Degdeg ah la qaatay Kadib Dilkii Taliye ku Xigeenka NISA ee Galmudug

Isniin: July 18, 2022 Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay shirka Golaha Amniga…