Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay Jabuuti.

Sabti July 15, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo safar ku maraya dalalka gobolka ayaa gaaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo dusha u saaray Dilkii Khashoggi dhaxalsugaha Sacuudiga Salman.

Sabti July 15, 2022 Saraakiisha Sacuudiga ayaa Sabtida maanta ah sheegay in doonayaan in horey looga socdo…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo RW hore ee dalka oo kulan sagootin ah la qaatay Imaamka masjidka barakeysan

Sabti: July 16, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS mudane Shiikh Aadan Madoobe iyo wafdigiisa oo maanta Salaadii…

Posted in WARARKA MAANTA

Sii hayaha Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dalalka Zambia iyo Gambia

Sabti: July 16, 2022 Sii hayaha Wasiirka, ahna Wasiir Dawlaha Wasaaradda Arimaha Dibada Soomaaliya Mudane Balal Mohamed…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Israa’iil oo duqeeymo ka geeystay marinka Gaza

Sabti: July 16, 2022 Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeeymo ka geeystay  subaxnimadii hore ee saakay qeybo kamid…

Posted in WARARKA MAANTA

Howlgal Qorshaysan oo Lagu Soo Qabtay Sarkaal Sare oo Ka Tiraana Alshabaab oo laga Sameeyey Degmada…

Sabti: July 16, 2022 Ciidanka Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa la sheegay iney howlgal…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo Midowga Africa Ka Dalbatay in Laga Qaado Xayiraadda Hubka ee saaran.

Sabti: July 16, 2022 Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga qayb gashay shirka 41-aad ee caadiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumada Somaliland iyo xisbiyada mucaaradka oo heshiis ka gaarayo muranka doorshadda

Sabti: July 16, 2022 Kadib wadahadalo malmihii lasoo dhaafay usocday xukuumada soomaliland iyo xisbiyada mucaardka aya waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaaskii Trump oo la shaaciyay sababta ay u geeriyootay

Sabti: July 16, 2022 Ivana Trump oo ah xaaskii hore ee madaxweynihii Mareykanka Donald Trump ayaa u…

Posted in WARARKA MAANTA

Boqortooyada Sucuudiga oo diyaaradaha Israel u oggolaatey in ay isticmaalaan hawadooda

Sabti: July 16, 2022 Sacuudi Carabiya ayaa shalay  ku dhawaaqday inay qaadayso xannibaadaha “dhammaan gadiidka” isticmaalaya hawadeeda…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wakiillada ee Mareykanka oo meel mariyay hindise sharciyeed

. Sabti: July 16, 2022 Golaha Wakiillada ee Mareykanka ayaa Khamiistii meel mariyay hindise sharciyeed sii adkaynaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Lix qof oo lagu dilay weerar ka dhacay Meel u dhow Caasimadda Dalka Mali.

Sabti: July 16, 2022 Dalka Maali ayaa Jimcihii looga dhawaaqay in rag hubeysan ay weerar ku qaadeen…