Author: QOL Contributor
Colaad la xiriirta aanooyin qabiil oo ka taagaan Deegaano hoostaga degmada Cadalle
. Axad: July 3, 2022 Ciidamo ka amar qaata taliyaha ururka 4-aad ee qaybta 27-aad Ciidanka Xoogga…
Booliska Nigeria oo xiray nin dadka u sheegay in Nebi Ciise uu u imaanayo
Axad: July 3, 2022 Booliska Nigeria ayaa xiray nin baadari ka ahaa kaniisad ku taalla gobolka Ondo…
Qarax xooggan oo ka dhacay magaalo ku taalla Ruushka
Axad: July 3, 2022 Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Ruushka ku…
Israa’iil oo soo riday diyaarado ay leeyihiin Xisbullaahi
Axad: July 3, 2022 Mas’uuliyiinta Israa’iil ayaa sheegay in ay soo rideen saddex diyaaradood oo nooca aan…
Hay’ada lacagta adduunka oo Tunisia ka caawineysa hormarinta dhaqaalaha.
. Axad: July 3, 2022 Tunisia ayaa wadahadal la yeelan doonta hay’adda lacagta adduunka ee IMF isniinta…
Nigeria oo sheegtay in lasoo badbaadiyay gabdho afduub loogu haystay kaniisad kutaala dalkaasi.
Axad: July 3, 2022 Booliska Nigeria ayaa shaaca ka dhigay in ay soo badbaadiyeen 77 qof oo…
Wasiirki Maaliyada dalka Argentin oo shaqadii iskaga tagay.
Axad: July 3, 2022 Wasiirkii maaliyadda ee waddanka Argentina, Martin Guzman, ayaa shaqadda ka tagay, iyadoo dhibaatadda…
Geel cunay geed sun ah oo ku le’day duleedka magaalada Jigjiga
Axad: July 3, 2022 Geel badan ayaa ku sumoobay geed uu daaqay oo ka baxa duleedka magaalada…
Mareykanka oo ka hadlay waxa laga yeelayo aqoonsiga Somaliland?
Axad: July 3, 2022 Safiirka dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Larry Andre ayaa markii u horraysay jawaab…
Ra’iisul Wasaare Xamze Cabdi Barre oo ka hadlay geerida Marxuumad Fanaanada Khadra Daahir Cige
Sabti: July 02, 2022 Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa qoraal uu ka soo…
War deg deg ah: Fanaanada khadro daahir Cige oo goor dhawayd ku Geeriyootay magaalada Hargaysa
Sabti: July 02, 2022 Wararka ka imaanaya magaalada Hargaysa ee Xarunta Somaliland ayaa sheegaya in ay goor…
Bandhig sawir-gacmeed uu sameeyay wiil uu dhalay Cusaama bin Laden oo lagu soo bandhigayo dalka Faransiiska
Sabti: July 02, 2022 Bandhig sawir-gacmeed uu sameeyay wiil uu dhalay Cusaama bin Laden oo lagu soo…