Author: QOL Contributor
Itoobiya oo lagu eedeeyay inay dishay ciidamo u dhashay Suudaan
Isniin: June 27, 2022 Milateriga Suudaan ayaa ku eedeeyay ciidamada Itoobiya inay dileen 7 askari oo u…
Ciidamada Dowlada oo dhibaato Xoogan ka Gaystay Degaan ay Dhawaan Qabsadeen
Isniin: June 27, 2022 Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose, gaar ahaan degaan lagu magacaabo Qudus ayaa…
Caddeymo muujinayo ciidamada Ruushka oo raashiin ka xadaya Ukraine
Isniin: June 27, 2022 Baaritaan ay samaysay BBC-da ayaa lagu helay caddaymo muujinaya in ciidamada Ruushka ee…
Gaari ay la socdeen wariyeyaal iyo askar oo qarax Culus lala eegtay
Isniin: June 27, 2022 Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saaka ka…
Faahfaahin Dheeri oo kasoo baxaysa Qarax khasaara Xoogan gaystay oo Ka Dhacay Duleedka Matabaan
Isniin: June 27, 2022 Inta la xaqiijiyay 4 Ruux ayaa ku geeriyootay 3 kalana waa ku dhaawacmeen…
Golaha ammaanka oo ballan Qaad culus u sameeyey Dowlada Cusub ee Soomaaliya
Isniin: June 27, 2022 Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, gaar ahaan guddiga u qaabilsan cunaqabateynta saaran Soomaaliya…
Telefishanka qaranka Iran oo sheegay in Tehran ay hawada u dirtay gantaal
Isniin: June 27, 2022 Telefishanka qaranka Iran ayaa sheegay in Tehran ay hawada u dirtay gantaal, arrintaas…
Dad badan oo ku dhaawacmay kadib markii gantaal uu ku dhacay caasimadda Ukraine ee Kyiv
Axad: June 26, 2022 Dad badan ayaa ku dhaawacmay kadib markii gantaal uu ku dhacay caasimadda…
Tirada golaha wasiirada Soomaaliya oo la kordhinayo
Axad: June 26, 2022 Ra’iisul wasaaraha cusub ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Bare oo shalay…
Meydad laga helay goob lagu caweeyo oo ku taalla magaalada East London ee dalka Koonfur Afrika
Axad: June 26, 2022 Ugu yaraan 17 qof ayaa meydkooda laga helay goob lagu caweeyo oo ku…
xaaladda caafimaad Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhawaan laga helay xanuunka Covid-19
Axad: June 26, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan laga helay xanuunka Covid-19 ayaa…
Madaxda maamul goboleedyada dalka oo hambalyo ku aadan xuska 26-ka Juun u diray shacabka Soomaaliyeed
Axad: June 26, 2022 Madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa si wadajir ah shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda…