Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Madxweynaha midowga Yurub Ursula von der Leyen oo taageertay dalabka Ukraine in ay ka mid noqdaan Midowga Yurub

Sabti: June 18, 2022 Madxweynaha midowga Yurub Ursula von der Leyen ayaa taageertay dalabka Ukraine uga yimid…

Posted in WARARKA MAANTA

Warshad ku taalla Shiinaha oo batroolka sifeysa oo uu dab qabday

Sabti: June 18, 2022   Dab weyn ayaa ka kacay warshada sifeysa batroolka oo ku taalla magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Ukraine oo booqday jiidda hore ee dagaalka

Sabti: June 18, 2022   Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa booqday jiidda hore ee dagaalka kadib booqasho…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiil ka tirsan booliiska Soomaaliya oo gaaray Adis Ababa.

Sabti: June 18, 2022   Wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxamed Bin Salman oo booqasho ku tagaya Turkey maalmaha soo socda

Sabti: June 18, 2022   Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan ayaa maanta oo Isniin ah booqasho…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaarad dagaal oo laga leeyahay dalka Iran oo ku burburtay gobolka Isfahan ee bartamaha dalkaasi.

  Sabti: June 18, 2022   Diyaarad dagaal oo laga leeyahay dalka Iran ayaa ku burburtay gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Waxbarashada Galmudug, gudoomiyaha Gobolka Galgaduud iyo duqa Dhuusamareeb Geedaqoroow oo gaaray magaalada Baxdo ee gobolka Galgaduud

Sabti: June 18, 2022   Wasiirka Waxbarashada Galmudug Dhoore, gudoomiyaha Gobolka Galgaduud Cilmi Cali cabdi iyo duqa…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda duulista hawada oo ka hadashay diyaarado la sheegay in la joojinayo

Sabti: June 18, 2022   Hay’adda duulista hawada ee Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan ‘wax halis ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Venezuela oo bilaabeysa dhoofinta shidaalka kadib cunaqabateyno in muddo ah saarnaa

Sabti: June 18, 2022   Shixnad 650,000 oo fuusto ah oo saliid ahcayriinka ayaa lafilayaa inay u…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda samafalka NRC oo digniin ka soo saartay xaaladda abaarta ee geeska Afrika

Sabti: June 18, 2022   Abaaraha ba’an ee ka jira Geeska Afrika ayaa si weyn u saameysay…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Rooble “Guul ayaan u rajeenayaa dhamaan ardayda galaysa imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sar

Sabti: June 18, 2022   Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ma tahay qofka ay raadineysa shirkad ku taala UK ee ku guuleystay 1 Milyan oo Euro?

Sabti: June 18, 2022   Shirka kutaala dalka UK oo ah kuwa bakhtiyaanasiibka ayaa raadineysa nin ku…