Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Howlgalka midowga Yurub oo qalab ciidan guddoonsiiyay Wasaaradda difaaca Soomaaliya.

Khamiis: June 16, 2022 Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliska ciidanka xoogga ayaa agab ciidan oo casri…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray xarumaha Ciidanka ka howlgala degaanka Bariirre.

Khamiis: June 16, 2022 Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Odowaa Yuusuf Raage ayaa kulan la qaatay bulshada…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirka Norway

Khamiis: June 16, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Adan Mohamed Nuur Madobe ayaa maanta hoygiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha guud ee gaashaanbuurta Nato Jens Stoltenberg oo sheegay in dalalka ka tirsan ururka ay sii wadi doonaan in hub awood leh ay siiyaan Ukraine

Khamiis: June 16, 2022 Xoghayaha guud ee gaashaanbuurta Nato Jens Stoltenberg ayaa sheegay in dalalka ka tirsan ururka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dabaal dag iyo dhaanto Xalay lagu soo dhaweyay Raisal weasaaraha Somaliya Nairobi Daawo

Posted in WARARKA MAANTA

Dawladaha Masar, Israel iyo ururka Midawga Yurub oo kala saxeexday heshiis la xidhiidha gaasta dabiiciga ah ee wax lagu karsado

Khamiis: June 16, 2022 Dawladaha Masar, Israel iyo ururka Midawga Yurub ayaa kala saxeexday heshiis la xidhiidha gaasta…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdirashiid Janan: “Amarada xubnihii dawladdii madaxweyne Farmaajo ayaa wali nalagu dhibaateynayaa”

Khamiis: June 16, 2022 Diyaarad rakaab ah oo uu la socday gudoomiye hore ee degmada Luuq iyo dad…

Posted in WARARKA MAANTA

Hoggaamiye ku xigeenka kooxda Al-Shabaab Mahad Karate oo bixiyay wareysigii ugu horreeyey oo siiyey Channel 4 oo laga leeyahay UK

Khamiis: June 16, 2022 Hoggaamiye ku xigeenka kooxda Al-Shabaab Cabdiraxmaan Maxamed Warsame (Mahad Karate) ayaa wareysigii ugu horreeyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad ku dul socday dhuxulo dab ah si loo dhiirri galiyo ayaa isbitaal lagu dabiibayaa

Khamiis: June 16, 2022 Shan iyo labaatan qof ayaa laga daweynayaa dab ay ku gubteen wuqooyiga Switzerland kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

R/Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Gudoomiyaha Gollaha Shacabka.

Khamiis: June 16, 2022 Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee JFS Xamse Cabdi Barre ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dawladda Ingiriiska oo laga joojiyay dad uu geyn rabay Rwanda

Khamiis: June 16, 2022 Dawladda ingiriiska ayaa sheegtay in ay si taxadar leh u eegeyso eedeymaha xukun maxkamadeed…

Posted in WARARKA MAANTA

DEG-DEG:- Dagaal culus oo ka socdo deegaan ka tirsan G/Hiiraan

Talaado: June 14, 202 Wararka aan ka heleeno deegaan ka tirsan degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa…