Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo soo saaray go’aan

Sabti: June 11, 2022 Maanta oo sabti ah Xisbiyada Mucaaradka  ee Somaliland ayaa qorsheenayay inay dhigaan dibadbaxyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo Askar badan looga dilay Ukraine

Sabti: June 11, 2022 Sida ay tilmaameyso xog madax bannaan oo uu helay barnaamijka BBC Russia, waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Faah-faahin ku saabsan laba qarax oo ka dhacay Muqdisho

Sabti: June 11, 2022 Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay laba qarax oo ahaa miino dhulka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay arrimaha la xiriira ganacsiga qaadka Kenya.

Sabti: June 11, 2022 Sarkaal sare oo ku dhow maamulka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa BBC-da u…

Posted in WARARKA MAANTA

FARIIN KU SOCOTA WAALADIINTA SOOMAALIYEED EE HAYSTA DHALASHADA NETHERLANDS

Jimce, 10 June [Qaranimo Online] Maadaama ay bilowdeen xilliyada fasaxyada dugsiyadda, waxaa la xasuusinayaa waaladiinta Soomaaliyeed ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Mudaaharaad Haregeysa ka socda iyo mas’uuliyiin lagu xiray

Khamiis: June 9, 2022 Magaalada Hargeysa waxaa saaka ka bilowday bannaanbax uu soo qabanqaabiyeyeen xisbiiyada mucaaradka ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Kenya oo soo gaaray Muqdisho Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo dhaweeyay Madaxweyne Kenyatta

Khamiis: June 9, 2022 Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho isagoo ka qeybgalaya…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Rooble oo Muqdisho kusoo dhaweeyay M/weynaha Jabuuti & R/Wasaaraha Itoobiya

Khamiis: June 9, 2022 Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaa goordhow kasoo degay wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo shaacisay inay qarax ku dishay 15 ka tirsanaa ciidamada Danab

Khamiis: June 9, 2022  Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay ciidamo ka tirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliland oo lagu xiray Hargeysa

Khamiis: June 9, 2022  Ciidamada Booliska Soomaaliland ayaa maanta xiray wasiirkii hore ee Warfaafinta maamulkaasi Cabdullaahi Maxamed…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Masar Mustafa Madbuuli.

Khamiis: June 9, 2022  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

QM oo dhaqangelisay qaraar cusub oo sharaxaad ka dalbanaya golaha ammaanku markay isticmaalaan VETO

Khamiis: June 9, 2022  Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka dalbaday dalalka Shiinaha iyo Ruushka inay…