Author: QOL Contributor
Madaxweyne Buhari oo raadinaya musharax uu ku taageero doorashada Nigeria
Arbaco: June 8, 2022 Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari, ayaa weli ka fikiraya musharax uu ka door…
QM oo ka digtay in Somalia ay qarka u saaran tahay inay ka dillaacdo macaluul gallaafata boqollaal kun oo qof
Arbaco: June 8, 2022 Qoraal uu soo saaray Adam Abdelmoula oo ah xidhiidhaya hawlaha bini’aadanimo ee Qaramada…
Yaasiin Fareey “ Argagixisadu inay yiraahdaan Ikraan ma dilin waa qayb kamid ah dagaalkii ay nagula jireen”
– Arbaco: june 8, 2022 Kusimihii hore ee hay’adaha nabad Sugidda iyo Sirdoonka qaranka ee NISA ,…
Dagaal xalay ka dhacay degmo ka tirsan Muqdisho
Talaado: June 7, 2022 – Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo koox hubeysan oo burcad ah ayaa xalay…
Maamulka Mareykanka oo ganacsade Ruush ah, Roman Abramovich ku soo oogay dacwad ah inuu labo diyaaradood oo asal ahaan laga lahaa Mareykanka uu ku tagay Ruushka
Talaado: June 7, 2022 Maamulka dalkaas Mareykanka ayaa ganacsade Ruush ah, Roman Abramovich ku soo…
DF Somalia oo kordhisay qiimaha Xajka ee sanadkan + sababta
Talaado: June 7, 2022 Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa…
Hindiya oo cadho diplomaasiyadeed la kulantay ka dib aflagaadadii loo geystay Islaamka
Talaado: June 7, 2022 Dawladda Hindiya ayaa la baaxaa degaysa sidii ay u xakameyn lahayd cadhada diplomaasiyadeed…
Boqorka dalka Belgium-ka oo booqasho ku tagay Congo
Talaado: June 7, 2022 Boqorka dalka Belgium-ka, boqor Philippe ayaa Salaasadii booqasho taariikhi ah ku tegey dalka…
Ergayga Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobay oo isaga baxay shirkii Golaha Ammaanka
Talaado: June 7, 2022 Ergayga Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa isaga baxay shirkii Golaha Ammaanka kaddib…
Wiil Soomaali ah oo meydkiisa laga helay webi ku yaala Minneapolis
Talaado: June 7, 2022 Ciidamada Amniga ee dalka Mareykanka gaar ahaan kuwa Magaalada Minneapolis ayaa helay meydka…
Ciidamada ammaanka oo saakay xiray qaar ka mid ah waddooyinka Muqdish
Talaado: June 7, 2022 Ciidamada ammaanka ayaa saakay xiray qaar ka mid ah waddooyinka Muhiimka ah ee…
Q.M oo sheegtay in Somalia qarka ay u saran tahay in looga dhawaaqo inay macluul ka dilaacday
Talaado: June 7, 2022 Ku dhawaad rubac milyan qof ayaa wajahaya macaluul Soomaaliya ka dib markii ay…