Author: QOL Contributor
Ninka dunida ugu taajirsan oo hakad galiyey iibsashada shirkadda Twitter-ka
Sabti: May 14, 2022 Elon Musk, oo ah ninka dunida ugu taajirsan shaqsi ahaan, ayaa hakiyey…
Xaalada Dhuusamareeb oo saakay degan
Sabti: May 14, 2022 Waxaa saakay degan jawiga Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug, xili shalay uu…
Ruushka oo jaraya korontada uu siiyo Finland
Sabti: May 14, 2022 Ruushka ayaa joojin doona korontada uu siiyo Finland usbuucan dhamaadkiisa, iyadoo ay…
Ukraine (oo og xiliga uu dhamaanayo duullaanka Ruushk
a Sabti: May 14, 2022 Madaxa sirdoonka military-ga Ukraine, ayaa sheegay in dagaalka ay kula jiraan…
Guddoomiyaha Golaha oo kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee warbaahinta madaxa-banaan
Sabti: May 14, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe)…
Guddoonka BFS oo maanta kulan la leh Guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya
Sabti: May 14, 2022 Waxaa maanta lagu wada in magaalada Muqdisho ay kulankooda ugu dambeeyay ay…
Booliska oo Muqdisho ku soo rogay Bandow lagu sugayo amniga doorashada Madaxweynaha.
Sabti: May 14, 2022 Taliska Booliska Soomaaliya ayaa bandow kusoo rogay magaalada Muqdisho, kaas oo ka…
Diyaar garowgii ugu dambeeyay ee doorashada oo ka socoto Muqdisho
Sabti: May 14, 2022 Magaalada Muqdisho waxaa ka socda saacadihii ugu dambeeyay ololaha doorashada Madaxtinimada dalka,…
Maamullada Soomaalida iyo Canfarta dalka Itoobiya oo uu wada hadal u furmey
Sabti: May 14, 2022 Heshiis la doonayo in laga gaaro colaaddii u dhaxeysay deegaanada Soomaalida iyo…
Booliiska Soomaaliya oo bandow kusoo rogey magaalada Muqdisho
Sabti: May 14, 2022 Afhayeenka booliiska Soomaaliya, Cabdulfataax Aadan Xasan, oo shir jaraa’id qabtey, ayaa sheegay in…
Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo laga dalbadey iney soo gudbiyaan xubinta codadka u tirineysa
Sabti: May 14, 2022 Murashaxiinta Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, ayaa waxaa laga dalbadey iney kasoo jawaabaan codsi…
Dalalka Sweden iyo Finland oo ku biiraya NATO
Sabti: May 14, 2022 Tobanaan sano, dalalka Finland iyo Sweden, ayaa ahaa kuwa aad ugu dhaw isbaheysiga…