Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Madaweynaha Ruushka Vladimir Putin oo eedeyn u jeediyay sirdoonka Mareykanka

isniin: April 25, 2022 Madaweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ugu baaqay shacabka Ruushka inay sii midoobaan, wuxuu…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo war kasoo saaray weerarkii lagu qaaday guddoomiye Dhabancad

isniin: April 25, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan magaalada Geneva ee wadanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Daawo: Guddoomiye Dhabancad oo shaaciyey inuu ka badbaaday isku day dil

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaanadii lagu soo doortay Ceelwaaq oo la dhaariyey, lana siiyey kaarar

isniin: April 25, 2022  Waxaa goordhow magaalada Muqdisho lagu dhaariyey 16-kii xildhibaan ee laga soo doortay magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo xabbad-joojin kaga dhawaaqay magaaladii looga digay inuu xasuuqa ka gaysto

isniin: April 25, 2022 Wasaaradda difaaca ee Ruushka ayaa sheegtay inay u ogolaan doonto dadka rayidka ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Zelensky oo Mareykanka uga mahadceliyay “taageerada aan horay loo arag”

isniin: April 25, 2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, ayaa uga mahadceliyey Mareykanka taageerada “aan horay loo arag”…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaali lagu xiray dalka Zambia oo ahaa tahriibeyaal ku sii jeeday dalka Koonfur Afrika.

  isniin: April 25, 2022 Wararka ka imaanaya waddanka Zambia ayaa tibaxaaya in booliska dalkaasi ay todobaadyadii…

Posted in WARARKA MAANTA

Deni: ‘Dhaqan gal’ ma ahan wareegtadii uu soo saaray Axmed Karaash oo uu Xilka uga qaaday Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland

isniin: April 25, 2022 Madaxweynaha Puntland saciid Cabdullaahi Deni ayaa qoraal kooban oo uu soo saaray ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka xoogga Dalka oo Howlgallo ka sameeyay degaanno katirsan Gobolka Hiiraan

Isniin: April 25, 2022\ Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Saacadihii la soo dhaafay Howlgalo qorsheysan ka fuliyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Hoobiyeyaal Lagu Garaacay Owdhiigle iyo Khasaaro ka Dhashay

Isniin: April 25, 2022\ Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta dagaalyahano ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo gantaallo ku garaacay saldhigyada tareenada Ukraine

Isniin: April 25, 2022\ Ruushka ayaa gantaalo ku garaacay saldhigyada tareenada oo dhowr ah oo ku yaalla…

Posted in WARARKA MAANTA

Haweeney caan ka aheyd barta Tiktok iyo Ilmo yar oo lagu dilay Boosaaso

Isniin: April 25, 2022\ Waxaa soo baxaya Haweeney iyo ilmo yar oo xalay saqdii dhexe lagu dilay…