Author: QOL Contributor
Maraykanka oo walaac ka muujiyay gabood-fallada ka dhacay Itoobiya
Sabti: April 9, 2022 Maraykanka ayaa Jimcihii walaac ka muujiyay wararka sheegaya gabood-fallo ka dhacay gobolka Tigray…
Doorashada Saddex kursi oo maanta lagu qabanyo Jowhar
Sabti: April 9, 2022 Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabeelle ayaa maanta la filayaa in magaalada Jowhar uu ku…
Khasaaraha ka dhashay weerar lagu qaaday xarun tareenada laga raaco oo kordhay
Sabti: April 9, 2022 Saraakiisha maamusha khadka tareenada ee dalka Ukraine ayaa sheegay in illaa 50 qof…
in ka badan 7 Milyan oo loogu deeqay dadkii ku hanti beelay Suuqa Waaheen ee Hargeysa
Sabti: April 9, 2022 Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi, oo xalay kulan ballaaran oo Afur ah, laguna daah-furayo…
Mareykanka oo walaac ka muujiyay xaaladda bani’aadanimo ee Itoobiya
Sabti: April 9, 2022 Maraykanka ayaa walaac ka muujiyay wararka sheegaya gabood-fallo ka dhacay gobolka Tigray ee…
Kim Jong-un walaashiis oo sheegtay waqtiga ay qaadayaan weerar nuclear ah
khamiis: April 7, 2022 Haweeneyda ay walaalaha yihiin hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong-un, oo iyadana lagu magacaabo…
Puntland oo heshiis kala dhex dhigtay beello dagaalamay
khamiis: April 7, 2022 Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash,…
Dagaal khasaaro ka dhashay oo ka socda deegaan ka tirsan G/Mudug
Khamiis: April 7, 2022 Wararka ka imaanaya deegaanka Qararow oo wisil kaga beegan dhanka koofureed ayaa sheegaya…
Wasaaraddda gaashaandhiga Maraykanka oo sheegtay in ciidamada Ruushka ay si dhamaystiran uga baxeen magaalada Kyiv
Khamiis: April 7, 2022 Wasaaraddda gaashaandhiga Maraykanka ayaa sheegtay in ciidamada Ruushka ay si dhamaystiran uga baxeen…
Somaliland oo kala hadashay Q.M iyo Miowga Yurub dabkii khasaaraha geystay ee ka kacay suuqa Waaheen
Khamiis: April 7, 2022 Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland,wuxuu shir gudoomiyey shir ay isugu yimaadeen Gudida heer…
Lafta gareen oo shir looga hadlayay doorashada la qaatay xildhibaanada laga soo doortay Koofur Galbeed
Khamiis: April 7, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Furay Shirka Wadatashiga…
Cunaqabataynada Mareykanka ee ka dhanka ah Ruushka oo ku jiraan laba bartilmaameed oo cusub: Gabadhaha madaxweyne Vladimir Putin
Khamiis: April 7, 2022 Wareegii ugu dambeeyey ee cunaqabataynada Mareykanka ee ka dhanka ah Ruushka ayaa waxaa…