Author: QOL Contributor
Masar oo ka ashtakootay illeyska shucaaca ee lagu cawiray Maxamed Saalax
Khamiis: March 31, 2022 Dowladda Masar ayaa diiwaangashatay cabasho rasmi ah oo ka dhan ah dowladda Senegal…
Shiinaha oo kor u qaadaya xiriirka kala dhexeeya Ruushka
Khamiis: March 31, 2022 Wasiirka arimaha dibadda Shiinaha Wang Yi ayaa sheegay in dawladda Shiinuhu sii kobcin…
Booliska Dhuusamareeb oo gacanta ku dhigay Burcad dhac geysanayay
Khamiis: March 31, 2022 Ciidamada Booliiska ayaa xalay soo bandhigey rag ay sheegeen in ay burcad yihiin…
Sirdoonka Puntland oo burburiyay saldhigyo ay leeyihiin Al-Shabaab
. Khamiis: March 31, 2022 Ciidanka Sirdoonka gaar ah ee maamulka Puntland ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay…
Maxaad ka taqaannaa cudurka ku dhaca tobankii dumar ahba hal ka mid ah ee adduunka?
Khamiis: March 31, 2022 Xanuunka afka qalaad lagu dhaho “Endometriosis” Waa cudur aad u dhibaato badan oo…
Sheekada ku saabsan madaxa sirdoonka Pakistaan ee baraha bulshada qabsatay
Khamiis: March 31, 2022 Markii ra’iisul wasaaraha Pakistan Imran Khan uu baahiyay sawir qado ah oo uu…
Wasiir ‘xisbi furanaya’ oo iska casilay xukuumadda Muuse Biixi
Khamiis: March 31, 2022 Wasiirka wasaaradda Gaadiidka Somaliland Cabdirisaaq Ibraahin ayaa warqada istiqaalada u gudbiyay maanta madaxweynaha…
Hormuud Salaam oo deeq gaarsiisay Xabsiga Dhexe & Isbitaal Martini Bisha Diyaar Garowga Bisha Ramadaan
Khamiis: March 31, 2022 Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa kaalmo bani aadanimo gaarsiisay xabsiga dhexe ee muqdisho…
Mareykanka oo u soo baxay ciyaaraha Koobka Adduunka
Khamiis: March 31, 2022 Maraykanka iyo Mexico ayaa labaduba u soo baxay Koobka Adduunka ee dabayaaqada sanadkan…
Rooble “Gacantii dishay Ikraan Tahliil ayaa dishay Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi
Khamiis: March 31, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay kulan…
Booliska Kenya oo lagu eedeeyay dil ay dad shacab ah u geysteen
Khamiis: March 31, 2022 Hay’adda Amnesty International ayaa ku eedeysay booliska Kenya in ay si sharci darro…
Madaxweynaha Puntland oo isku shaandheyn iyo magacaabis sameeyay
Khamiis: March 31, 2022 Madaxweynaha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 19…