Author: QOL Contributor
DEG DEG: Guddiga doorashada heer federaal oo hakiyay kursi doorashadiisa la shaaciyay
Axad: March 13, 2022 Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa maanta shaaciyay inay hakiyeen doorashada kursiga tirsigiisu yahay…
Magaalada Kiev oo waddooyinka ka xiraneysa duulaanka Ruushka
Axad: March 13, 2022 Muddo toddobaadyo laga joogo ayey dadka Ukraine waxay wax ka beddeleen difaaca siiba…
Ukraine oo sheegtay in diyaarado uu Turkiga siiyay ay Ruushka isaga dhicisay
Axad March 13, 2022 Dowladda Ukraine ayaa shaaca ka qaadday in ciidankeeda ay adeegsadeen diyaaradaha uusan duuliyaha…
Al-shabaab oo weerar ka geystay Gobolka Lamu ee Kenya
Axad March 13, 2022 Shan qof ayaa dhintay saddex kale, oo uu ku jiro nin u dhashay…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo gaaray Addis-Ababa
Axad March 13, 2022 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayey oo gaaray Garoonka diyaaradaha…
Puntland oo gacanta kusoo dhigtay Nin dil u geystay dad shacab ah
Axad March 13, 2022 In mudo ah ayey baadi goob ugu jireen Ciidamada Booliska Puntland qeybta Magaalada…
Saameynta uu dagaalka Ukarine ku yeeshay kooxda Chelsea
Axad March 13, 2022 Horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska ayaa milkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich ka…
Uhuru Kenyatta oo taageerey murashaxnimada madaxweyne ee Raila Odinga
Axad March 13, 2022 Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa ku taageerey murashaxii uu hore ula tartamay ee…
Rupiah Banda, oo ahaa madaxweynihii hore ee Zambia, oo ku dhintey dada 85 sano jir,
Axad March 13, 2022 Rupiah Banda, oo ah madaxweynihii hore ee Zambia, ee sanadihii 2008-dii illaa iyo…
Sacuudi Carabiya oo xukun daldalaad ah ku fulisay 81 qof oo lagu helay dambiyo isugu jira dil iyo inay ka tirsan yihiin kooxaha mintidiinta
Axad March 13, 2022 Sacuudi Carabiya ayaa xukun daldalaad ah ku fulisay 81 qof oo lagu helay…
Ciyaar dhemartay Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kooxda Young African
Axad March 13, 2022 Sanadka 2023 da ee nagu soo aaddan ayaa waxaa bilaaban doona isreebreebka ciyaaraha…
Ciidamada dalka Ruushka oo guulo ka gaaray meelaha qaar dagaalka ay kula jiraan ciidamada Ukriane.
Axad March 13, 2022 Ciidamada dalka Ruushka ayaa guulo ka gaaray meelaha qaar dagaalka ay kula jiraan…