Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo xanibaada ka qaadaya magaalooyin ka tirsan Ukraine.

Isniin: March 7, 2022 Dawlada Rushka ayaa sheegtay inay wadooyinka u furayso  magaalooyinka go’doonsan ee dalka Ukraine….

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Ahlu Sunna oo weerar ay ku qabasadeen gaari dagaal kusoo qaaday Dhuusamareeb

Isniin: March 7, 2022 Wararka naga soo gaarayo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa sheegaya inuu halkaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Dadaalo lagu doonayo in guddiga qiimeynta xaalada Garbahaarey ay ku tagaan

Isniin: March 7, 2022 Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ay socdaan dadaalo magaalada Garbahaarey ee gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Magaalada Kyiv “ Nin isaga iyo xayawaan dad-cun ah qol ku wada xayiran

Isniin: March 7, 2022 Dhakhtar Hindi ah oo ku sugan Ukraine oo ay dagaalladu aafeeyeenIn ayaa in…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaaraha Hindiya oo Putin ku booriyay inuu wadahadal toos ah la yeesho madaxweynaha Ukraine Volodymyr.

Isniin: March 7, 2022 Ra’iisul wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa Putin ku booriyay inuu wadahadal toos ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Falcelin iyo dhalleeceyn ka dhalatay magac bedelka uu sameeyey FARMAAJO

Isniin: March 7, 2022  Siyaasiyiin iyo aqoonyahano ayaa ka hadlay magac beddelka uu Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday…

Posted in WARARKA MAANTA

IBBI oo ka shalaayey taageeradii FARMAAJO – “Saan ugu maalay iiguma hambeynin

Isniin: March 7, 2022  -Prof. Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo wareysi xasaasi ah bixiyey ayaa ka hadlay…

Posted in WARARKA MAANTA

Askar ka tirsanaa ilaalada Madaxweyne DENI oo geeriyooday

Isniin: March 7, 2022  faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shir gaari oo barqanimadii maanta ka dhacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS oo la Shiray Madaxda Diyaaradaha ka hawlgala Dalka

Isniin: March 7, 2022 Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka  iyo Duulista hawadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Raysal wasaarihii hore ee Ukraine oo ku baaqday in la xiro hawada dalkaas

Isniin: March 7, 2022 Raysal wasaarihii hore ee Ukraine, Yulia Tymoshenko ayaa dalalka xulufada la ah dalkeeda…

Posted in WARARKA MAANTA

Duullaanka Ukraine: Waxa uu ka soo cararay colaadda Suuriya, duqeynta Ruushka ayaa uga daba timid Kyiv

Isniin: March 7, 2022 Markii uu Ruushka billaabay duqeynta caasimadda Kyiv ee dalka Ukraine, Cumar ayaa xusuustay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladdaha Soomaaliya iyo Qatar oo heshiis kala saxiixday

Isniin: March 7, 2022 Safiirka dowladda Qatar u qaabilsan Soomaaliya Xasan Bin Xamza oo ka hadlay Safarka…