Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Ruushka ee qabsaday magaalo ku taalla Ukraine

Arbaco: March 2, 2022 Ruushka ayaa sheegtay inay ciidamadiisa ay la wareegeen magaalada Kherson oo ku taalla…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo cambaareeyay wiilka Museveni oo taageero u muujiyay duulaanka uu Ruushka ku qaaday Ukraine.

Arbaco: March 2, 2022 Midowga Yurub ayaa cambaareeyay wiilka Museveni oo taageero u muujiyay duulaanka uu Ruushka…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa magaalada hareereysan ee Kharkiv oo sheegay in duqaynta ruushka ay waxyeelo culus u geysatay bulshada.

Arbaco: March 2, 2022 Duqa magaalada hareereysan ee Kharkiv ayaa sheegay in duqaynta ruushka ay waxyeelo culus…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda gaashaandhigga Ruushka oo soo saartay warbixin ay ku shaacisay tirada ciidanka looga dilay dagaalka wadanka Ukraine.

Arbaco: March 2, 2022 Wasaaradda gaashaandhigga ee dowladda Ruushka ayaa soo saartay warbixin ay ku shaacisay tirada…

Posted in WARARKA MAANTA

laamaha Amniga Walanweyn oo Gacanta ku dhigay Rag Burcad ah

Arbaco: March 2, 2022 Kadib howlgal ay sameeyeen Ciidamada Ammaanka Dagmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Colaadda Ukraine: Wiil arday ah oo isagoo cunto soo doontay la kulmay madfac

Arbaco: March 2, 2022 Arday u dhashay waddanka Hindiya oo ku sugnaa magaalada Kharkiv ee dalka Ukraine…

Posted in WARARKA MAANTA

Telefishinkii Qaran Dalka ukrain oo dhulka lala Simay

Arbaco: March 2, 2022 – Milateriga Ruushka ayaa duqeeyey anteenoyinka Xarunta Tv-ga Qaranka Ukraine duqaynta ka hor…

Posted in WARARKA MAANTA

Deni iyo diyaano oo yeeshay kulan ay isku mari waayeen.

Arbaco: March 2, 2022 –Warar soo baxaya ayaa sheegaya in kulankii ugu horreeyqy ee dhexmaray Madaxweynaha DG…

Posted in WARARKA MAANTA

Koox hubeysan oo xalay weerar ku qaaday fariisin ciidamada dowladda ay ku leeyihiin Hilwaa.

Arbaco: March 2, 2022 Wararka laga helayo degmada Hilwaa ee Gobolka Banaadir waxaa ay sheegayaan in xalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Diiwaangelinta Musharixiin u tartameysa kuraas lix ah oo Baydhabo ka bilaabaneysa.

Arbaco: March 2, 2022 Guddiga maamulka doorashada Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa in maanta la Maanta oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo shaacisay Guddiyada soo xulaya 16 kursi oo taala Boosaaso.

Arbaco: March 2, 2022 – Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa shaaciyey Odayaasha iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Hirshabeelle oo soo saartay jadwalka doorashada kuraas golaha shacabka ah.

Arbaco: March 2, 2022 –Guddiga maamulka doorashada ee heer dowlad goboleedka Hirshabeelle waxaa ay maanta shaaciyeen jadwalka…