Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Jeneral Odawaa Yusuf Rage oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dalka Qatar

Khamiis: February 10, 2022 Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya General Odowaa Yuusuf Raage ayaa Xafiiskiisa kulan kula…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Qarax ka dhacay Boosaaso oo soo kordhaya

Khamiis: February 10, 2022 inta la xaqiijiyay saddex ruux ayaa ku geeriyooday, halka toddoba kalena ay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wadashiga Qaran uu hoggaamiyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo xalay sugu yimid kulan fogaan arrag ah.

Khamiis: February 10, 2022 Golaha Wadashiga Qaran ee hoggaamiyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble kana mid…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda ICJ oo Uganda ku xukuntay Malaayiin Dollar oo magdhow ah

Khamiis: February 10, 2022  Maxkamadda Caalamiga ICJ ee hoostagta Qaramada Midoobay  ayaa maanta ku xukuntay Dowladda Uganda…

Posted in WARARKA MAANTA

QM oo baareysa markab Turkish ah oo lagu arkay xeeb ay maamusho Al-Shabaab

Khamiis: February 10, 2022  Guddiga khubarada QM ee qaabilsan Soomaaliya, kuwaas oo kormeera hubka sharci-darrada ah ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Koox hubeysan oo xalay Yaqshid ku dishay Allaha unaxariistee Maxamuud oo kamid ahaa ergada soo xushay xildhibaanada 11 maalmo ka hor.

Khamiis: February 10, 2022 Koox hubeysan ayaa xalay Dagmada Yaqshid ee Gobolka banaadir ku dishay Allaha unaxariistee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ninkii hindisay adeegga ‘fadlan isoo wac’ ee teleefoonada oo magdhow culus heley

Khamiis: February 10, 2022 Nin u dhashay dalka Koofur Afrika ayaa ku guuleystay kiis horyaalay maxkamad oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Ciidamada ilaalada kacaanka Iiraan oo la kulmay Muqtada Al-Sadar

Arbaco: February 9, 2022 Taliyaha ciidamada ilaalada kacaanka Iiraan Ismaaciil Qaani, ayaa magaalada Najaf ee koonfurta Baqdaad…

Posted in WARARKA MAANTA

Heshiiska uu Guudlaawe la galay beesha Xawaadle oo la sheegay inaanu aheyn sida loo dhigay

Arbaco: February 9, 2022 Caaqil Muumin Gariig oo la hadlay warbaahinta ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay…

Posted in WARARKA MAANTA

Gabadha ku dhawaaqaysa takbiirta ee uu muuqaalkeeda qabsaday baraha bulshada

Arbaco: February 9, 2022 Muqaalka, ardayad xijaaban oo u socotay fasalkii ay ka dhiganeysay kulliyadda waxbarashada ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Xiisad xijaabka la xirriirta oo ka taagan dalka Hindiya

Arbaco: February 9, 2022 Xiisad ayaa wali ka taagan dalka Hindiya gaar ahaan gobalka Karnataka halkaa oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaad kala socota dheymanka ‘hawada sare ka soo dhacay’ ee qaaliga ah lagu iibinayo?

Arbaco: February 9, 2022 Dheemman madow oo bilyan sano jira, oo la rumeysan yahay inuu yahay dheemanka…