Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle oo ku sii jeeda saaka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Axad: February 6, 2022 Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen ayaa ku sii jeeda saaka magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga xalinta xiisadda Beladweyne oo gaaray Jowhar

Axad: February 6, 2022 Guddiga Heer Wasiiro ah oo uu dhawaan Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen…

Posted in WARARKA MAANTA

Wiilkii waddanka Marooko laga soo saaray godkii uu shan maalmood ku jiray oo geeriyooday

Axad: February 6, 2022 Wiilkii shan jirka ahaa ee u dhashay waddanka Marooko ee muddada shanta maalmood…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Ammaanka mudug oo soo bandhigay Khamri iyo nin ka Ganacsanayay.

Axad: February 6, 2022 Howl-gall Qorsheysan oo ay Hogaaminayeen Ciidanka Nabad Sugidda iyo Booliska Gobolka Mudug ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

“Qaramada Midoobay waxaa kago’an yaraynta colaadaha Afrika iyo shaqo abuurka Dhalinyarada, Antonio Guterres.

Axad: February 6, 2022 Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo Shir madaxeedka 35aad ee Midowga…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya iyo Rwanda oo kala saxiixday Heshiis Is-afgarad ah

Axad: February 6, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa sabtidii…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamadii Dhawaan Beledweyne lageeyay oo Xalay xirtay Qeeybo kamid ah Beledweyne

Axad: February 6, 2022 Ciidamada Gorgor iyo kuwa Booliiska Haramcad ayaa xalay gabi ahaanba xadiday dhaq dhaqaaqa…

Posted in WARARKA MAANTA

General Xuud “waan diidanahay in Cali Guudlaawe uu yimaado B/weyne.

Axad: February 6, 2022 \Hogaamiyaha Gollaha kacdoonka Gobolka Hiiraan Ganaraal Abuukar Xaaji Warsame xuud oo xalay Shir…

Posted in WARARKA MAANTA

Drones: Diyaaradaha drones-ka ee baddalay qaabkii loo dagaallami jiray

Sabti: February 5, 2022 Bari ayay diyaaradaha uusan duuliyaha saarneyn ee loo yaqaanno UAV ahaan jireen hub…

Posted in WARARKA MAANTA

Carruur dhimasho iyo dhaawacba ka soo gaartay dab qabsaday guri ay ku jireen

Sabti: February 5, 2022 Allaha u naxariistee laba Carruur ah ayaa ku dhintay, halka laba kalena ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Rayaan oo ah wiilka yar ee godka ku dhacay isla markaana u dhashay dalka Morocco oo qabsaday baraha bulshada dalkiisa iyo guudahaan caalamka.

Sabti: February 5, 2022 Rayaan oo ah wiilka yar ee godka ku dhacay isla markaana u dhashay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dibadbax ka dhan ah xayiraadaha COVID-19 oo ka socda Dalka Canada

Sabti: February 5, 2022 Dibadbaxa looga soo horjeedo xayiraadaha iyo amarrada COVID-19 ee ka socda magaalada Ottawa…