Author: QOL Contributor
Rooble oo maanta dib ugu soo laabtay dalka.
Khamiis: February 3, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa dalka…
Xildhibaan Mustaf Shiikh Cali Dhuxulow oo markale maanta lagu doortay Dhuusamareeb
Khamiis: February 3, 2022 Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa maanta ka socota doorashada kuraas ka mid ah xubnaha…
Iidle Yar “ Fannaanka caan baxay balse mar darbi jiifka ahaan jiray
khamiis: February 3, 2022 Hobolka Caan baxay ee Cabdiraxmaan Cabdillaahi Nuune, oo loo garan ogyahay (Iidle yare)…
Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 40-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika
khamiis: February 3, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa magaalada Addis…
Lafta-gareen oo muqdisho kula kulmay wakiilo ka socda Beesha Caalamka.
khamiis: February 3, 2022 Madaxweyna Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya CabdiCaziiz Xasan maxamed Lafta-gareen oo muqdisho kusugan…
Maxkamad ku taala Hargeysa oo ku dhawaaqday in wax dambi ah lagu waayay Weriye Coldoon
khamiis: February 3, 2022 Maxkamad ku taala magaalada Hargeysa ayaa ku dhawaaqday in wax dambi ah lagu…
Cabdisamad Macalin Maxamuud oo xildhibaan loo doortay
khamiis: February 3, 2022 Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug waxaa maanta ka socota doorashada kuraas ka mid…
Madoobe iyo Safiirka Uk ere Somaliya Kate Foster oo Ka Wada Hadlay Abaaraha Somaliya
khamiis: February 3, 2022 Safiirka UK u fadhisa Soomaaliya Kate Foster iyo ergayga abaaraha iyo gargaarka…
Maleeshiyaad Hubaysan oo xirtay Wadada isku Xirta Cadaado iyo Dhuusamareeb iyo Faahfaahin Kasoo Baxaysa
khamiis: February 3, 2022 khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay senator Cabdi xakiim Macalin iyo…
Fiilo Koranto Sababtay Dhimashada Dad gaaraya 30 qof dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo.
khamiis: February 3, 2022 Ku dhowaad 30 qof ayaa dhimatay kadib markii ay qabatay fiilo koronto…
Haweenka Dhuusamareeb oo ku baaqay joojinta colaadda ka taagan Balanbale
khamiis: February 3, 2022 Haweenka magaalada Dhuusamareeb oo yeeshay kulan ayaa ku baaqayay in si shuruud la’aan…
Xuska Maalinta Kansarka Adduunka 4 February oo la qabanayo
khamiis: February 3, 2022 Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa qabanaysa Munaasabadda Xuska Maalinta Xanuunka Kansarka ee…