Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka A/Dibada oo aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay Danjiraha Maraykanka

Sabti January 29, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Qoyska Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa soo dhaweeyay bisad labo jir ah oo lagu magacaabo Willow

Sabti January 29, 2022 Qoyska Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa soo dhaweeyay bisad labo jir ah oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhacdada naxdinta leh ee la xirriirta ninka shanta dollar iyo fariinta uga tagay xaaskiisii hore

Sabti January 29, 2022 Ninkan ayaa arrintan naxdinta leh sameeyey markii ay xaaskiisii hore iyo ninkeeda ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Duufaan xooggan oo wadata roobab baraf ah oo ku dhufatay xeebaha bari ee dalka Maraykanka.

Sabti January 29, 2022 Duufaan xooggan oo wadata roobab baraf ah ayaa ku dhufatay xeebaha bari ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisal wasaaraha Talyaaniga, Mario Draghi, oo ka codsaday madaxweyne dalkaas Sergio Mattarella inuu xilka sii hayo

Sabti January 29, 2022 Ra’iisal wasaaraha Talyaaniga, Mario Draghi, ayaa ka codsaday madaxweyne Sergio Mattarella inuu xilka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisal wasaare Abiy iyo Fallaagada Tigray People’s Liberation Front TPLF oo “isu soo dhawaaday

January 29, 2022 Fallaagada Tigray People’s Liberation Front (TPLF) ee mudada sanadka ka badan dagaalka kula jirtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Galmudug ee ku sugan jiidaha Hore ee Dagaalka oo la Gaarsiiyay Deeq

Sabti:January 29, 2022 Gudoomiyaha magaalada Dhuusamareeb mudane Abdirahman Ali Mohamed “Geedaqorow”oo ay wehliyaan wasiiro,iyo qaybaha bulshada Dhuusamareeb.sida…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowlada oo Qabtay Gaari Qaraxyo Ku Rarnaayeen

Sabti:January 29, 2022 Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwo ka tirsan qeybta 27aad ayaa howlgal waxay…

Posted in WARARKA MAANTA

xiisad Ka Taagan saakay Degmada Matabaan ee gobolka hiiraan

Sabti:January 29, 2022 Xiisad u dhaxayso maleeshiyo beeleed iyo ciidanka dowladda ayaa ka taagan Dagmada Matabaan ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Yusuf Dabageed oo Sheegay in Cali Guudlaawe imanaayo Baladweyne ama Doorashada Jowhar loo Wareejin Doono

Sabti: January 29, 2022 Dabageed, ayaa sheegay in haddii uusan imaan Magaalada Beledweyn Cali Guudlaawe, ay doorahada…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliye Cusub oo loo magacaabay Ciidamada Gorgor ee ku sugan Galmudug

Sabti: January 29, 2022 Taliyaha Ciidanka Xoogga ee dalka Odawaa Yuusuf Raage ayaa Cabdi Maxamed Shiikh Xasan…

Posted in WARARKA MAANTA

Walaalo iyaga oo dhalinyaro ah is waayay oo kulmay iyaga oo waayeel ah

Sabti: January 29, 2022 Walaalahan oo lagu kala magacaabo Maxamed Siddiq iyo Maxamed Sika Khan, ayaan is…