Author: QOL Contributor
Cabdikariin Qalbi dhagax oo ka hadlay go’aanka ka soo baxay Golaha wasiirada.
Isniin: January 24, 2022 Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi-dhagax oo golaha wasiirrada Soomaaliya ay ka saareen liiskii lagu…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo baaq ka soo saaray Abaaraha Baahsan ee kajiro Hir-Shabeelle.
Isniin: January 24, 2022 Iyadoo qeybo badan oo ka mid ah Gobolada Soomaaliya ay ka jirto abaar…
Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland oo sheegay in Somaliland ay joojineyso wada-hadalladii Somalia
Isniin: January 24, 2022 Somaliland ayaa sheegtay inay joojin doonto wada-hadallada kala dhexeeya Dawladda Federaalka ee Soomaaliya,…
Mareykanka oo soo saaray digniin ku saabsan dagaalka laga cabsanayo inuu ka qarxo xadka Ukraine
Isniin: January 24, 2022 Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa sheegtay in muwaadiniinta Mareykanka aysan u safrin…
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay wafdi ka socday Dolwadda Faransiiska oo Muqdisho soo gaaray
Isniin: January 24, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa caawa Muqdisho…
Rasaas laga maqlay meel u dhaw madaxtooyada dalka Burkino Faso.
Isniin: January 24, 2022 Rasaas ayaa laga maqlay meel ku dhow madaxtooyada dalk Burkina Faso, iyadoo ay…
Maxkamadda ciidamada Galmudug oo xukun ku riday askari horey dil u geystay
. Isniin: January 24, 2022 Maxkamada ciidamada qalabka sida qaybta Galmudug ayaa maanta u fariisatey dhageeysiga iyo…
Abdikafi Maxamed “ Xasan Cali Khayre iyo Ex Madaxwayne Farmaajo waxay go’aaniyeen in Qalbi Dhagax iyo Ururka ONLF yihiin argagixiso PM Rooble guul ayuu sameeyay
Isniin: January 24, 2022 Wasiirkii hore ee Qorshaynta Galmudug Abdikafi Maxamed Maxamud oo la hadlayay saxaafada ayaa…
Booliiska Holland oo sheegay in qof nool ay ka soo saareen lugaha diyaarad caga dhigatay garoonka Schiphol ee magaalada Amsterdam, taas oo ka timid dalka Koofur Afrika.
Axad: January 23, 2022 Booliiska Holland ayaa sheegay in qof nool ay ka soo saareen lugaha diyaarad…
Guddoomiyihii waaxda 5-aad ee maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir oo goordhaw lagu dilay xaafadda Xoosh ee degmadaas
Axad: January 23, 2022 Axmed Xasan Ganey oo ahaa guddoomiyihii waaxda 5-aad ee maamulka degmada Kaxda ee…
Wasiirka maaliyada Beyle oo taageeray Go’aankii Raisal Wasaare Rooble ee ONLF iyo Qalbi dhagax
DEG DGE: Qalbi-Dhagax oo sheegay tallaabo ay qaadayaan kadib go’aankii xukuumada Rooble
Axad: January 23, 2022 Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo galabta golaha wasiirrada Soomaaliya ay ka saareen liiskii…