Author: QOL Contributor
Wasiirka Qorshenynta oo kula dardaarmay Agaasimeyaasha Waaxyaha inay xoojiyaan Isla-xisaabtanka
Talaado: DECEMBER 27, 2022 Wasiirka Wasaaradda Qorshenta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Dalka Mareykanka
Talaado: DECEMBER 27, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan soo dhaweyn ah…
Shirka Golaha wadatashiga Qaran oo galay maalintii labaad.
Talaado: DECEMBER 27, 2022 Shirka Golaha wadatashiga Qaran ayaa galay maalintiisii labaad Shirkan oo ay ka qeyb…
Al-Shabaab oo weerar culus ka geysteen deegaanka Pandaguo ee ismaamulka Lamu ee dalka Kenya iyo khasaare ka dhashay Weerearkaas.
Talaado: DECEMBER 27, 2022 Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in xoogag hubeysan oo ka tirsan…
Wafdigii U Horeeyay Ee Ka Socda Dowladda Itoobiya Oo Mudo kadib Gaaray Gobolka Tigray.
Talaado: DECEMBER 27, 2022 Waxaa caasimadda gobolka Tigray ee Maqalle ka dagay Wafdi ka socday dowladda Itoobiya…
Fannaan Cabdinaasir Macallin Caydiid oo ku geeriyooday magaalada Addis-ababa
Talaado: DECEMBER 27, 2022 Alle ha u naxariisto waxaa magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya ku geeriyooday fanaan…
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ay xayiraado kusoo rogay dhaqdhaqaaqa gaadiidka iyo shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud Telecom ex Barakaat
Talaado: DECEMBER 27, 2022 Wararka ka imanaya Soomaaliya ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Al-Shabaab ay xayiraado kusoo rogeen…
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo munaasabad soo dhaweyn ah loogu sameeyay Magaalada Muqdisho Xalay
Talaado: DECEMBER 27, 2022 Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Xaflad soo dhaweyn…
Taiwan oo sheegtay in ay aragtay 70 iyo kow diyaaradood iyo 7 markab oo kuwa dagaalka oo Shiinaha laga leeyahay oo ku hareeraysan jasiiradda
Isniin: DECEMBER 26, 2022 Taiwan ayaa sheegtay in ay aragtay 70 iyo kow diyaaradood iyo 7 markab…
Xildhibaan Saadaq Saadaq Joon oo dhaliilay qoondada ay miisaaniyadda dowladda ee sanadka soo socda ku leeyihiin hey’adaha amniga
. Isniin: DECEMBER 26, 2022 Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) oo ka hadlay kulankii labada gole…
Dablay hubaysan oo goor dhowayd Laascaanood ku dilay Hadraawi Sangub oo ka mid ah aqoonyahanka magaalada Laascaanood.
Isniin: DECEMBER 26, 2022 Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay dil caawa ka dhacay magaalada Laascaanood ee…
Jeneraal Zakiya oo raali gelin ka bixisay qoraal maalmo ka hor ay ku shaacisay in Macalin Dugsi Qor’aan uu Dhuusamareeb ku kufsaday seddax gabdhood oo yar-yar.
Isniin: DECEMBER 26, 2022 Taliye ku xigeenka labaad ee ciidanka booliska Soomaaliya Jeneraal Zakiya Xuseen ayaa raali…