Author: QOL Contributor
Farmaajo oo haatan kulan la leh taliyaasha ciidamada Qaranka, sida Milateriga, Booliska, NISA iyo taliyaha qaybta guud ee booliska gobalka Banaadir.
Isniin December 27, 2021 Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa haatan kulan la leh taliyaasha…
Mareykanka iyo UK oo baaq u diray madaxda sare ee Soomaaliya
Isniin December 27, 2021 Safaaradaha Mareykanka iyo Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa qoraal ay bartooda Twitter-ka soo dhigeen…
Mahdi Guuleed oo ka hadlay xiisadda u dhaxaysa madaxweynihii hore Farmaajo iyo Raisal Wasaaraha Somaliya Rooble
Isniin December 27, 2021 Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa qoraal uu boggiisa…
Qoraal lagu shaaciyay bogga xafiiska ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo lagu sheegay in Farmaajo uu shaqada joojiyay
Isniin December 27, 2021 Qoraal lagu shaaciyay bogga xafiiska ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in madaxweyne…
Madaxweyne Qoor Qoor oo ku Wajahan Magaalada Muqdisho
Isniin December 27, 2021 Madaxweyne QoorQoor ayaa magaalada Muqdisho kusoo wajahan sida la ii xaqiijiyay, Xilli uu…
Wasiirka ku Xigeenka Warfaafinta Oo Sheegay inuu Afgambi ka socdo Madaxtooyada
Isniin December 27, 2021 Qoraal uu kusoo Qoray baryiisa Facebook ayuu ku yiri Sidaan: Waxa socda saaka…
Warbaahinta Qaranka oo marki ugu Horaysay adeegsatay erayga Madaxweynihii Hore ee Farmaajo iyo Raysulwasaraha Oo War soo Saaray
Isniin December 27, 2021 Telefishinka Qaranka Aayaa Marki ugu Horaysay adeegsaday ee earayga Madaxwaynihii Hore: Warka ka…
Guddiga Doorashooyinka Jubbaland oo soo geba-gabeeynayo diiwaangelinta Musharaxiinta Golaha Shacabka
Isniin December 27, 2021 Guddiga doorashooyinka heer dolwad goboleed ee Jubbaland ayaa maanta lagu wadaa in ay…
Farmaajo oo Taliyaha ciidamada Xoogga ku amray in uu shaqada ka joojiyo Taliyaha Ciidanka Badda Sarreeye Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir
Isniin December 27, 2021 Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Sarreeye Guuto Odowaa Yuusuf…
Beesha caalamka oo taageertay kulankii uu ku baaqay Rooble Mar kale
Isniin December 27, 2021 Dowladaha Mareykanka ayaa sheegay inay taageersan yihiin shirka uu ku baaqay ra’iisul wasaare…
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo saaray warqad lala yaabay oo beesha caalamka ku Qosleen.
Isniin December 27, 2021 Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inuu shaqadii ka joojiyey Ra’iisul-wasaare Maxamed…
Rooble iyo Ciidankiisa oo hadda ka dhaqaaqay guriga RW ka dagan yahay Madaxtooyadda gudaheeda iyagoo ku wajahan Xaafiiska oo Ciidamo uu dul
Isniin December 27, 2021 Raiisul Wasaare Rooble iyo Ciidankiisa ayaa hadda ka dhaqaaqay guriga RW ka…