Author: QOL Contributor
Booliiska Mareykanka oo baaraya Dadka ka dambeeyay Dilka Imaamka Masjidka Abuu hureyra.
Sabti: December 25, 2021 Booliiska Mareykanka gaar ahaan qaybta dabagalka dambiyada ayaa baaraya Meydka Imaamka Masjidka Abuu…
Ciidanka Xoogga dalka oo fashiliyay miinooyin Shabaab geliyeen waddooyinka
Sabti: December 25, 2021 Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal miino baaris ah ka sameeyay waddooyinka soo…
Madaxweyne Deni oo ka hadlay dagaalkii Boosaaso
Sabti: December 25, 2021 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo caawa la hadlayay warbaahinta Puntland ayaa ku…
Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka
Khamiis: December 23, 2021 Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta todobaadkii u dambeeyay ee xogta Feyruska…
Dowladda Mareykanka oo dalbatay in la saxo khaladaadka ka jira doorashooyinka Soomaaliya
Khamiis: December 23, 2021 Dowladda Mareykanka ayaa dalbatay in la saxo khaladaadka ka jira doorashooyinka Soomaaliya, xilli…
Guddoomiyahii hore ee xisbiga Waddani Cirro oo ka hor yimid in la furo Xisbiyada ka hor doorashada
Khamiis: December 23, 2021 Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo sidoo kale ah Musharaxa madaxweynaha ee…
Mid kamid ah masaajidyadii ugu horreeyay dunida, oo la dhisay 1,200 oo sano ka hor oo laga helay saxaraha Negev ee ku yaalla Israa’iil.
Khamiis: December 23, 2021 Mid kamid ah masaajidyadii ugu horreeyay dunida, oo la dhisay 1,200 oo sano…
waddanka Mareykanka oo su’aal ka keenay diyaaradaha drones-ka ee uu Turkigu ka iibinayo waddanka Itoobiya
Khamiis: December 23, 2021 Mas’uuliyiinta waddanka Mareykanka ayaa su’aal ka keenay diyaaradaha drones-ka ee uu Turkigu ka…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda IGAD
Khamiis: December 23, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay…
Shaqaale caafimaad oo tababar loogu soo gabo gabeeyay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir
Khamiis: December 23, 2021 Tababr socday muddo labo todobaad ah kuna saabsanaa daryeelka iyo daaweynta dhallaanka yar…
Madaxweyne Farmaajo oo Xarigga Ka Jaray Xarunta Urur Goboleedka IGAD ee la Socodka Cimilada
Khamiis: December 23, 2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu weheliyo Xoghaya Guud…
Ciidamada Puntalnd iyo PSF oo furay wadooyinka qaar ee lagu dagaalamay magaalada Boosaaso.
. Khamiis: December 23, 2021 Wararka ka imaanaya caawa magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in la furay galabta…