Author: QOL Contributor
Imaamka Masjidka Al-Azhar Masar oo sheegay in shareecada ka soo horjeedo go’aanka gabdhaha reer Afghanistan looga mamnuucay jaamacadaha
Sabti: DECEMBER 24, 2022 Imaamka weyn ee Masjidka Al-Azhar ee Masar ayaa sheegay in shareecada uu kasoo…
Ra’iisul Wasaare Xamxa oo kulan la qaatay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda oo amray inay la Xisaabtamaan shaqaalada dowladda ee aan shaqada soo xaadirin
. Sabti: DECEMBER 24, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xamxa Cabdi Barre oo kulan muhiim ah maanta la qaatay…
Madaxweynaha Xasan Sheekh oo digniin u dirayay ciidamada dowladda in qarax kasta oo ka dhaca Muqdisho lasoo marsiiyo baraha koontrool ay ciidamada joogaan
Sabti: DECEMBER 24, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo digniin u dirayay ciidamada dowladda ayaa sheegay…
Nin hubeysan oo saddex qof ku dilay xarun dhaqan iyo maqaayad u dhow oo ay leeyihiin Kurdiyiinta bartamaha magaalada Paris
Sabti: DECEMBER 24, 2022 Nin hubeysan ayaa Jimcihii saddex qof ku dilay xarun dhaqan iyo maqaayad u…
Madaxweynaha dowladda Mareykanka Joe Biden oo saxiixay xeerka difaaca qaranka Maraykanka
Sabti: DECEMBER 24, 2022 Madaxweynaha dowladda Mareykanka Joe Biden ayaa maanta saxiixay xeerka difaaca qaranka Maraykanka ee…
Dowladda Burkino Faso oo dalka ka ceyrisay wakiilka Qaramada Midoobay
Sabti: DECEMBER 24, 2022 — Dowladda Milateriga ah ee Burkina Faso ayaa bayaan ay soo saartay Jimcihii…
CC Shakuur oo shaaciyey xog ku saabsan sarkaalka billaabay dagaalka Baydhaba ka Bilowday shalay
Sabti: DECEMBER 24, 2022 Ergeyga arrimaha abaaraha u qaabilsan Madaxweyne Xasan Sheekh, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa…
Gudoomiyaha Barlamaanka Aadan Madoobe oo Cadeeyay Qorshaha laga leeyahay Dagaalka Baydhabo
Sabti: DECEMBER 24, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe, oo qoraal kasoo saaray dagaalka ka…
Maxamed Aadan Fargeeti oo Shaaciyay in Ciidamadiisii lagala Waeeegay Aagii Shalay lagu Dagaalamay
Sabti: DECEMBER 24, 2022 Maxamed Aadan Fargeeti oo ah musharaxa shalay la weeraray gurigiisa magaalada Baydhaba…
Dagaal Culus oo Ka Dhacay Deegaan Hoostaga Degmada aadan Yabaal Alshabaabna laga Qabsaday Degaankaas
Sabti: DECEMBER 24, 2022 Taliyaha ciidanka dhulka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgal qorsheysan…
Baaq loo jeediyay maamulka Koonfur Galbeed iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah
Sabti: DECEMBER 24, 2022 Siyaasiyiin hore xilal muhiim ah uga qabtay dowladda Soomaaliya ayaa wada hadal ugu…
Nin hubeysan oo laba qof ku toogtay bartamaha caasimadda Faransiiska ee Paris
Sabti: DECEMBER 24, 2022 Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay bartamaha magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska,…