Author: QOL Contributor
Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb
khamiis: December 16, 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay casho sharaf uu Madaxweynaha Djibouti ku casuumay
khamiis: December 16, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magaalada Djibouti…
Itoobiya oo ku eedaysay guddiga xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay in ay iska indha tireen tacadiyada ay gaystaan TPLF
khamiis: December 16, 2021 Dowladda Itoobiya ayaa ku eedaysay guddiga xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay, Unesco iyo…
Soomaalida Turkiga oo ka walwalsan beegsiga burcada hubaysan.
khamiis: December 16, 2021 Xaaladda dadka Soomaalida ku nool ee dalka Turkiga ayaa laga deyrinaya kadib weerar…
Dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo a Al-shabaab oo xalay ka dhacay gudaha degmada Afgooye
khamiis: December 16, 2021 Dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa xalay waxaa…
Tahriibayaal lagu qabtay Turkiga.
Arbaco: December 15, 2021 Ciidamada Booliska dalka Turkiga ayaa magaalada Kırklareli ee waqooyi galbeed dalka Turkiga ku…
Midowga Afrika oo ku celiyay in ay ka go’an tahay in la dhiso hawlgalka xasilinta Soomaaliya lagu beddelayo howlgalka AMISOM
Arbaco: December 15, 2021 Golaha Nabadda iyo Amniga midowga Afrika ayaa ku celiyay in ay ka go’an…
Madaxweynaha Koofur Galbeed oo ku sii jeeda Magaalada Kismaayo ee Maamulka Jubbaland.
Arbaco: December 15, 2021 Maanta ayaa waxaa la filayaa in Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed laftagareen…
Taliyaha Ciidamada xoogga Janeraal Odowaa oo gaaray Magaalada Belaledweyne ee Xarunta Gobolka
Arbaco: December 15, 2021 Taliyaha Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed Janeraal Odowaa Yuusuf Raage iyo wafdi uu hoggaaminayo…
Maamulka Gobolka Banaadir oo bur buriyay dhismooyin sharci darro ahaa oo laga dhistay hareeraha Waddooyinka
Arbaco: December 15, 2021 Dowladda Hoose ee Xamar ayaa howlgal lagu burburinayay dhismooyinka sharci darada ah ee…
Safiirka JFS ee Masar oo qaabilay wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya
Arbaco: December 15, 2021 Safiirka Jamhuuriyadda faderaalka soomaaliya u fadhiya dalka Masar, ahna wakiilka joogtadda ah ee…
Muwaadin Soomaaliyeed oo ku geeriyoooday Shil gaari oo ka dacay Koonfur Afrikaa
Arbaco: December 15, 2021 Waxaa shil gaari ku geeriyooday Allaha u naxariistee muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi…