Author: QOL Contributor
Weerar lagu qaaday Bar-koontorool oo ay ku sugan yihiin Ciidanka Jubbaland
Arbaco: December 8, 2021 Weerarka ayaa Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab waxaa ay qaadeen Bar-Koontorool oo Ciidamo…
Midowga Afrika oo ka shiray xaaladda Somalia iyo qorshaha socda
Arbaco: December 8, 2021 Golaha Nabadda iyo Amniga ee Uruka Midowga Africa ayaa shir gaar ah ka…
Wasiirka Cadaalada XFS oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Masar
Arbaco: December 8, 2021 Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda…
Maamulka Puntland oo ka horyimid go’aankii isimadu ka soo saareen xiisadda Boosaaso
Arbaco: December 8, 2021 War-saxaafadeed xalay ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu diiday bayaan ay shalay…
Mareykanka oo sheegay inay gacanta ku dhigeen Hub iyo Saliid laga leeyahay Iiraan
Arbaco: December 8, 2021 War qoraal ah oo ka soo baxay Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa lagu sheegay…
Isimada Puntland oo kala saaray Siciid Deni iyo Jeneraal Maxamuud Cusmaan Diyaano
Talaado: December 7, 2021 Isimada Puntland ayaa soo saaray qoraal ay ku soo bandhigeen xalka xiisadii ka…
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo dhageysatay dacwada nin lagu eedeeyay in uu dilay dad shacab ah
Talaado: December 7, 2021 Dable Nisa Maxamed Cali Xuseen waxa uu geystay dhacdo argagax gelisa bulshada degmada…
Guddiga doorashada Somaliland oo soo gudbiyay Ergada kuraasta 5 kursi
Talaado: December 7, 2021 Guddiga Doorashada Goboladda Waqooyi ayaa Shaciyay kuraasta Odayaasha dhaqanka iyo bulshada Rayidka ee…
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya
Talaado: December 7, 2021 Madaxweyne Ku-ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta kulan la…
Garoonka dalka Faransiiska oo lagu xiray nin loogga shakisan yahay inuu ku lug lahaa dilkii wariye Jamal Khashogi
Talaado: December 7, 2021 Wararka ka imanaya dalka Faransiiska, ayaa sheegaya in nin Sucuudiyaan ah, oo loogga…
Saxiixaha iyo Musharaxiinta kursiga HOP#067 ee loo dhacay Yaasiin Farey oo ka hor yimid muddo kordhinta.
Talaado: December 7, 2021 Waxaa goor dhaw saxaafada la hadlay Saxiixaha iyo Musharaxiinta kursiga HOP#067, waxayna si…
Sadax qof oo u dhashay dalka Nayjeeriya oo samaynayay lacagta Somaliland oo lagu qabtay Hargaysa .
Talaado: December 7, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada hargaysa ayaa sheegaya in Ciidanka booliiska maamulka Somaliland ay…