Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Itoobiya oo mar kale sheegtay in TPLF ay ka qabsatay deegaanno horleh.

Axad: December 5, 2021 Warbaahinta ku hadasha afka dowladda Itoobiya ayaa waxay baahiyeen ciidamada dowladda dhexe ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Pakistan: Kooxdii ka soo horjeedday ‘sawirkii Nebiga laga sameeyey’ oo soo rogaal celisay

Axad: December 5, 2021 Bishii la soo dhaafay, Pakistan ayaa qaadday xayiraaddii saarneyd xisbiga mayalka adag ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin sabab yaab leh Muqdisho ugu dilay xaaskiiska oo aheyd hooyada 12 caruur ah

Axad: December 5, 2021  Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo xanuun badan oo xalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliiska Turkiga oo baaraya qarax lagu arkay Gaari uu leeyahay Sarkaal Booliis ah.

Axad: December 5, 2021 Booliiska Turkiga ayaa gaari uu leeyahay sarkaal katirsan Booliiska gaarka ah ee dalkaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo Ciidamo farabadan ku daadisay waddooyinka Boosaaso gaar ahaan Xarunta Hay’adda PSF

Axad: December 5, 2021 Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamada Galgaduud oo Maanta la Horgeeyay Eed loo haysto eedaysane Cisman Ciise Afra

Axad: December 5, 2021 Xafiska xeer-ilaliyaha Guud Ee Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa Maxkamada Gobolka Galgaduud horgeeyay eed…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo safar deg deg ah ku tegay laas-Caanood

Axad: December 5, 2021 Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa saaka gaaray Magaalada Laascaanood ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Uganda oo ciidankeeda ku sugan Soomaaliya uga digtay weeraro ay maalmaha ciidda Kirismaska qorshaynayaan Alshabaab

Axad: December 5, 2021  Dowladda Uganda ayaa ciidankeeda AMISOM ee ku sugan Soomaaliya u dirtay fariin ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo heshiis ku kacaya malaayiin dollar la gashay dalka Hindiya

Axad: December 5, 2021  Somaliland ayaa heshiis cusub oo dhanka caafimaadka ah, isla-markaana ku kacaya malaayin dollar…

Posted in WARARKA MAANTA

Biden iyo Putin oo ku heshiiyey inay wadahadlaan xilli xiisadda Ukraine ay cirka isku sii shareerayso

Axad: December 5, 2021 Madaxweyne Biden iyo hogaamiyaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku heshiiyey inay wadahadlaan ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladaha Soomaaliya iyo shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Labada Dal

Axad: December 5, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xalay kormeeray wadada Janaraal Daa’uud iyo Taalada Daljirka Dahsoon

Axad: December 5, 2021 Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)…