Author: QOL Contributor
odayaashii la shaqay jiray kooxda Al-Shabaab ee degmada Ruun-nirgood oo Ciidanka dowladda isku soo dhiibay
A.rbaco: December 21, 2022 Waxaa maanta ciidanka dowladda isku soo dhiibay odayaashii la shaqay jiray kooxda Al-Shabaab…
Dowlada Taliyaaniga oo hirgalisay Sharci ku Qasbaya Maraakiibta keenin Xeebaha Taliyaaniga.si looga hor tago Tahriibayaasha ku soo wajahan Yurub
Arbaco: December 21, 2022 Dood xoogan ayaa ka taagan Doomaha Ama Maraakiibta garkaarka ee Bada Mediterranean kasoo…
Wasiirka gaashaandhigga oo sheegay in ciidankan dalka dib loogu soo celiyay qeyb ka noqonayaan howlgalada ka dhanka ah Al Shabaab ee dalka ka socda.
Arbaco: December 21, 2022 Waxaa maanta magaalada Muqdisho laga soo dejiyay qeybtii ugu horeesay ciidamo dowladda tababar…
Marwo Sucaad Cali “Marka ay timaada doodda ku saabsan xuquuqda haweenka waxaa loo leexiyaa diinta”
Arbaco, 21 December [QARANIMO ONLINE] Marwo Sucaad Cali oo ka mid ah ururka haweenka Gobolka Banaadir ayaa…
Darawalka guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya Mursal oo dhawaan u goostay Al-Shabaab oo shaaciyay in Ugaas ka tirsan beeshiisa u fudeydiyay
– Arbaco: December 21, 2022 Darawalka guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo…
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo Rag hubeysan ku qabtay howlgal ka dhacay degmada Yaaqshiid
Arbaco: DECEMBER 21, 2022 Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kordhiyay howlgallada haatan ka socdo magaalada Muqdisho ayaa…
Hoggaamiyaasha Taalibaan ee dalka Afghanistan oo haweeka ka mamnuucday waxbarashada Jaamacadaha iyo Mareykanka iyo Qaramada Midoobay ay cambaareeyay
Arbaco: DECEMBER 21, 2022 Hoggaamiyaasha Taalibaan ee dalka Afghanistan ayaa mamnuucay waxbarashada jaamacadaha ee haweenka dalkaasi,…
Nabaddoon Xirsi Cali Diirshe oo Muqdisho lagu Dilay iyo Alshabaab oo war kasoo saartay
Arbaco: DECEMBER 21, 2022 Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir…
Ciidamada Dowlada Federalka oo Duullaan ku ah labo deegaan iyo Shacabka oo loogu baaqay in ay ka baxaan
Arbaco: DECEMBER 21, 2022 Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ayaa qoresheenaya in duullaano ku…
Madaxweyne Ukraine Volodymyr Zelensky oo safarkiisii ugu horeeyey ku tagaya Mareykanka tan iyo dagaalkii Ukraine
Arbaco: DECEMBER 21, 2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa lagu wadaa inuu maanta oo arbaca ah booqasho…
Qaar kamdi ah bangiya gobolka Tigray ee Itoobiya oo markii ugu horreysay dib u bilaabay adeegyadii dadweynuhu ay ka heli jireen muddo sannad ah
Arbaco: DECEMBER 21, 2022 Qaar kamdi ah bangiya gobolka Tigray ee Itoobiya ayaa markii ugu horreysay dib…
Dhul gariir culus oo ku dhuftay gobolka California ee dalka Mareykanka
Arbaco: DECEMBER 21, 2022 Labo qof ayaa ku dhintay tobannaan kun oo guryo la daggan yahay ahna…