Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Militeriga Guinea oo sheegay in madaxweynihii la afgembiyay Alpha Condé loo wareejiyay guriga xaakiisa oo ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Conakry.

Talaado: November 30, 2021 Militeriga Guinea ayaa sheegay in madaxweynihii la afgembiyay Alpha Condé loo wareejiyay guriga…

Posted in WARARKA MAANTA

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya qaabka ay u burburtay diyaarad nooceedu yahay F-35 oo ay leeyihiin militariga UK

Talaado: November 30, 2021 Baraha bulshada ayaa lasoo dhigay muuqaal hadal heyn badan dhaliyay oo u muuqda…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Lubnaan oo wada hadal kula yeeshay magaalada Doha Amiirka dalka Qatar

Talaado: November 30, 2021 Madaxweynaha Lubnaan Michel Aoun ayaa wadahadal kula yeeshay magaalada Doha Amiirka Qatar Sheikh…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Guddoomiye cusub u magacaabay Hay’adda Waddooyinka Puntland

Talaado: November 30, 2021 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo  Guddoomiye cusub u magacaabay Hay’adda Waddooyinka Puntland…

Posted in WARARKA MAANTA

Cudurka Jadeecada oo Galkacyo ka dilaacay

Talaado: November 30, 2021 Magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug waxaa ka dilaacay Cudurka Halista ee Loo yaqaano…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Booliska oo howlgal gaar ah ka fuliyay Muqdisho

Talaado: November 30, 2021 Talaado: November 30, 2021 Hawlgalkaan oo ahaa mid lagula dagaalamayay Burcada hubeysan iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha DG Koofur Galbeed oo magaalada Kismaayo saakay ku wajahan si uu ula kulmo dhiggiisa Axmed Madoobe

Talaado: November 30, 2021 Madaxweynaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta ku wajahan magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Jabuuti oo heshay diyaarad ay u adeegsato ciidamadeeda jooga Soomaaliya

isniin: November 29, 2021 Dowladda Jabuuti ayaa heshay diyaaraddii labaad ee nooceedu yahay MA-60, taasoo ay u…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jubbaland oo qabtay shir looga arrin sanaayo xalada Abaaraha

isniin: November 29, 2021 Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir guddoomiyay shir…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday oo safar shaqo ugu ambabaxay Dalka Qatar

isniin: November 29, 2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo shaacisay magaca iyo qabiilka ninkii fuliyey qarixii wadada Madaxtooyada Cabdiqaasim

isniin: November 29, 2021 – Kooxda Al-Shabaab ayaa shan maalin, kadib shaacisay magaca iyo qabiilka is-miidaamiyihii fuliyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Mid kamid ah la-taliyeyaasha laftagareen oo xildhibaan loo doortay

isniin: November 29, 2021 Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka…