Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka amniga Jubbaland oo kormeeray xerooyinka Ciidanka Xoogga ee Degmada Afmadow

Wasiirka Wasaaradda amniga Jubbaland, Yuusuf Xuseen Cusmaan (Dhuumaal) oo uu weheliyo taliyaha qaybta 43aad ee Ciidanka Xoogga…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Turkiga Erdoğan ayaa booqday Kahramanmaraş, oo Dhulgariirku Sida ba,an ugu

Madaxweynaha Turkiga Erdoğan ayaa booqday Kahramanmaraş, oo ah magaaladii uu sida weyn ugu dhuftay dhul gariirka Isniintii,…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Madaxweynaha Dalka Talyaaniga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad soodhaweyn ah oo heerkeedu sarreeyo loogu sameeyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Meydadka arday Soomaali ah oo laga helay burburka dhul-gariirkii Turkiga

 Waxaa weli isa soo taraya khasaaraha baaxadda leh ee ka dhashay dhulgariirkii ku dhuftay dalka Turkiga, kaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ah Isimada Sool oo markale si adag uga hadlay dagaalka

Garaadka oo sii daba-socda baaqii nabad-galyo ee dhawaan uu jeediyay madaxweyne Muuse Biixi ayaa sheegay in dagaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaalka ka socda magaalada Laascaanood oo maalintii afaraad galay

Waxaa maalintii afaraad galay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xartunta gobolka Sool iyada oo magaalada laga…

Posted in WARARKA MAANTA

Tirada dadka ku dhintay dhulgariirka Turkiga korortay

Tirada dadka ku dhintay dhulgariirka ku dhuftay Turkiga ayaa kor u dhaaftay 9,000, sida laga soo xigtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Erdogan oo booqanaya magaalooyinka uu dhulgariirka ku dhuftay

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tego gobollada Kahramanmaras iyo Hatay,…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad dhintay xilli weerar lagu qaaday kolonyada baabuurta Qaramada Midoobey oo marayay DR Congo

laa saddex oo kamid ahaa dad dibadbaxyo ka dhigayay bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa ku dhintay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xasan Sheekh oo gaaray Talyaaniga, taagero u raadinay ‘dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab’

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Rome ee caasimadda waddanka Talyaaniga, halkaas oo ay uga…

Posted in WARARKA MAANTA

Lix jir ku dalbadey taleefanka gacanta aabihii cunto fudud.

Talaado: February 7, 2023 Wii yar oo lix jir ah, oo magaciisa la yiraahdo Mason Stonehouse, oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Iskuul ku yaalla Kenya oo sharci ka dhigay in gabdhaha timaha laga xiiro

. Talaado: February 7, 2023 Qaar ka mid ah ardayda cusub ee sanadka koowaad ee dugsiyada sare…