Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax goor dhawayd ka dhacay agagaarka madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim oo ku taalla degmada Hodan

khamiis: November 25, 2021 Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax goor dhow ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Haweeneydii ugu horeysay ee ra’iisal wasaare ka noqota dalka Sweden oo is casishay

Arbaco: November 24, 2021  Haweeneydii ugu horeysay oo ra’iisal wasaare ka noqota dalka Sweden, ayaa is casishay,…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal

Arbaco: November 24, 2021  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya,  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhaawaca Agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed oo diyaarad gaar ah oo kuwa cafimaadka ah loogu qaaday dalka Turkiga

Arbaco: November 24, 2021  Dhaawaca Agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Sharma’arke Maxamed Warsame ayaa diyaarad gaar ah oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wasiirada oo gunnooyinkooda billaha ah 20% ugu deeqay dadka ay abaartu saameysay

Arbaco: November 24, 2021 Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku deeqaya 20% gunnooyinkooda billaha ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdiweli Gaas “Rooble waa ka gaabiyay waxa loo igmaday, in 5 kursi la soo tuuro wax la aqbali karo maahan.

Arbaco: November 24, 2021 Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa eedeyn kulul…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha golaha Midowga Musharaxiinta oo taageeray Doorashada Xildhibaanada xili musharixiinta ay ka soo hor jeesteen.

Arbaco: November 24, 2021 Guddoomiyaha golaha Midowga Musharaxiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa war-murtiyeed u gaar ah, oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo shaacisay magaca iyo qabiilka ninkii isku qarxiyey Cabdicasiis Afrika

Arbaco: November 24, 2021  Kooxda Al-Shabaab ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay magaca iyo beesha uu kasoo…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Magaalada Muqdisho oo goor dhawayd uu ku geeriyooday fanan abwaan Ustaad Jimi Sheekh Mumin

Arbaco: November 24, 2021  waxaa magaalada Muqdisho goor dhawayd ku geeriyooday fanan abwaan Ustaad Jimi Sheekh Mumin…

Posted in WARARKA MAANTA

Deni oo Magacaabay Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugida Puntland

Arbaco: November 24, 2021   Wareegto goordhaw kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

SurvivingSophia: Waa tuma gabadha Soomaalida ah ee lagu eedeeyay inay lacag ka dhacday dadka ugu caansan dunida?

Arbaco: November 24, 2021  Maalmihii la soo dhaafay, baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta caalamka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalka Jarmalka oo Muwaadiniintiisa ugu baaqay inay ka soo baxaan Dalka Itoobiya.

Arbaco: November 24, 2021   Jarmalka ayaa ku booriyay muwaadiniintiisa Talaadada inay uga baxaan Itoobiya duullimaadyada ugu…