Author: QOL Contributor
Xisbiga Waddani oo u doortay Gudoomiye Cusub Xirsi Cali Xaaji Xasan
Talaado: November 16, 2021 Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta hogaan cusub ku doortay maalintii labaad…
Darawaliin u shaqeynayay Qaramada Midoobey oo xabsi ku yaalla Itoobiya laga sii daayay
Talaado: November 16, 2021 Tiro ka mid ah darawallada gawaarida gargaarka ee Qaramada Midoobay oo ay xirtay…
Diblumaasi Mareykan ah oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Suudaan ee Xabsi guriga ku jira
Talaado: November 16, 2021 Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka u qaabilsan Afrika oo booqasho saddex maalmood…
Boqor Buurmadow oo si lama filaan ah u shaaciyey arrin uu u tegayo Baydhaba
Talaado: November 16, 2021 Boqor Cusmaan Aw-Maxamuud Buurmadow oo ka mid ah waxgaradka ka soo jeeda gobollada…
Hay’adaha gargaarka oo walaac ka muujiyay xaaladd banii’aadimo ee ka jirta dalka Itoobiya
Talaado: November 16, 2021 Hay’adaha gargaarka ayaa walaac ka muujiyay xaaladd banii’aadimo ee ka jirta dalka Itoobiya,…
Ciidanka NISA oo howlgal ku qabtay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab
Talaado: November 16, 2021 Ciidamada ammaanka gaar ahaan Ciidanka Hubaysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal bartilmaameedkiisu…
Uganda oo war kasoo saartay qaraxii saaka gilgilay Kampala
Talaado: November 16, 2021 Lix qof ayaa ku dhimatay qaraxii maanta ka dhacay caasimadda Uganda, saddex kamid…
Iskuulada la gubayo oo kusoo badanaya dalka Kenya
Talaado: November 16, 2021 Waalidiinta iyo Macallimiinta dalka Kenya ayaa aad uga walaacsan tirada Iskuulada la gubayo…
Britain oo heegan ku jirta lagana cabsi qabo weerar argagixiso
Talaado: November 16, 2021 Dowlada UK ayaa heerkii ugu sareeyey gaadhsiisay suurta-galnimada in weerar argagixiso ah ka…
Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Magaalada Burco.
Talaado: November 16, 2021 — Laba qarax ayaa maanta ka dhacay magaalada Kampala ee caasimadda Uganda, ayaga…
Golaha ammaanka QM oo kordhiyey cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya
Talaado: November 16, 2021 Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa markale dib cusbooneysiiyey cunaqabateynta hubka ee saaran…
Iraan oo walaac ka muujisay dhoolatus militari oo ay wada sameeyeen dalalka khaliijka iyo Israa’iil
Talaado: November 16, 2021 Tallaabadan oo aan cidna aysan maskaxdeeda ku soo dhacdeen saddex sano ka hor,…