Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

banaanbaxyo lagu taageerayo dowladda Itoobiya oo ka dhacay Addis Ababa

Axad: November 7, 2021 Tobonaan kun oo qof ayaa maanta ka qeybgalayaa isu soo baxyo ka dhacaya…

Posted in WARARKA MAANTA

3 Qof oo ku Geeriyootay is rasaaseyn ka dhacday Mareykanka.

Axad: November 7, 2021 Jariidada Newyork Post oo soo xiganaysa booliska ayaa sheegtay in laba qof ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Heshiis ku saabsan Wax Soo saarka khayraadka dalkeena oo si Wadajir ah Loo Ansixiyay

Axad: November 7, 2021 Guddiga wasaaraddaha ee u xilsaaran kasoo talo bixinta iyo isla go’aaminta arrimaha kheyraadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Magaalada Kismaayo oo Dadka Kismaayo uga digay inay Garsoor u doontaan Al-Shabaab

Axad: November 7, 2021 Guddoomiyaha Magaalada Kismaayo ahna duqa degmada Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo maalmo ka hor…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Hirshabeelle Oo Sheegay In Aan Weli Laga Soo Jawaabin Baaqo Ay Direen

Axad: November 7, 2021 Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Hirshabeelle Cabdisalaan Cabdullaahi Angoola oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Mustafe Cagjar “ “haddii Tigree soo galo Addis Ababa annana waannu ugu geli doonnaa layn doonaa

Axad: November 7, 2021  Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya ayaa ka digay in ciidammada deegaankiisu ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Is rasaasayn u dhaxeysay ilaalada Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo ciidamo ka tirsan Ilaalada wadooyinka oo ka dhacaday Magaalada Garoowe

Axad: November 7, 2021  Is rasaasayn u dhaxeysay ilaalada Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cusmaan Karaash…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Gaalkacyo ee Galmudug Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo ka Hadlay Abaarta Gobolka

Axad: November 7, 2021  Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay abaaro baahsan oo ka jira degaano dhowr ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan xalay Muqdisho ku dhexmaray Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi iyo shekh shariif.

Axad: November 7, 2021  Kulan Ayaa xalay  Muqdisho ku dhexmaray Gudoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Ciraaq al-Kadhimi oo ka badbaaday ‘iskuday lagu khaarijin rabay’

Axad: November 7, 2021 Ra’iisul Wasaaraha waddanka Ciraaq Mustafa al-Kadhimi ayaa sheegay in isagoon wax dhibaata ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Urur aysan dunida horey u maqaly oo sheegtay inay afduubteen laba askari oo Israeli ah

Axad: November 7, 2021 Urur aysan dunida horey u maqaly oo isku magacaabay Dhaqdhaqaaqa Xoriyadda ayaa sheegtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada oo gaaray magaalada Galkacyo

Sabti: November 6, 2021 Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Duraan Axmed Faarax…