Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Africa oo ka saarey dalka Sudan xubinnimadii Midowga

Arbaco: October 27, 2021 Midowga Africa, ayaa ka saarey dalka Sudan xubinnimadii iyo dhammaan hawlaha ururkani, illaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Saldhiga Guriceel oo Wacad ku maray in lala xisaabtami doono dadkii taageeray Ahlu-Sunna

Arbaco: October 27, 2021 Saacado kadib markii ay ka baxeen Ciidamada Ahlusunna magaalada Guriceel oo ay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Blue Origin oo ah shirkad qaabilsan dalxiiska hawada oo sheegtay in Hoteel laga dhisayo hawada sare

Arbaco: October 27, 2021  Blue Origin oo ah shirkad qaabilsan dalxiiska hawada oo uu leeyahay milkiilaha Amazom…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Suudaan oo dib u furtay garoonka diyaaradaha kadib afgembigii dhawaan ka dhacay dalkaas

Arbaco: October 27, 2021  Dowladda Suudaan ayaa maanta dib u fureysaa garoonka diyaaradaha kadib afgembigii dhawaan ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Sahan Research oo jawaab kasoo saartay GO’AANKII Maxkamadda G/BANAADIR

Arbaco: October 27, 2021  Hay’adda cilmi-baarista ee Sahan Research ayaa jawaab ka bixisay go’aankii ay shalay gaartay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Kenya oo bilowday qorshe ay xal ugu raadineyso dhibaatooyinka la soo dersay ganacsatada jaadka

Arbaco: October 27, 2021 Dowladda Kenya ayaa bilowday qorshe ay xal ugu raadineyso dhibaatooyinka lasoo dersay ganacsatada…

Posted in WARARKA MAANTA

Canada: Trudeau oo magacaabay wasiiro uu ku jiro Axmed Xuseen

Arbaco: October 27, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa ku dhawaaqay golahiisa wasiirrada oo ka kooban…

Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh Daa’uud oo Beeniyay in calanka Shiicada laga suray Mowliidka.

Arbaco: October 27, 2021 Wararka ka imaanaya  Degmada Warshiikh ayaa sheegaya in Sheekh Daa’uud Sheekh Muxumed Sheekh…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda oo ka qeyb galay kulan fogaan arag ah oo ku saabsan abaaraha ka jira deegaannada Jubbaland.

Arbaco: October 27, 2021   Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo agaasimay kulan fogaan arag ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay degmada Guriceel

Arbaco: October 27, 2021  Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa gargaar deg deg u…

Posted in WARARKA MAANTA

Daawo: DENI oo sabab yaab leh u weeraray FARMAAJO kadib doorashadii Puntland

Arbaco: October 27, 2021  Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlayay guushii ay kusoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wadahadallo u dhaxeeya midawga Yurub iyo Iiraan oo maanta ka dhacaya Brussels

Arbaco: October 27, 2021 Sida laga soo xigtay afhayeenka Arrimaha Dibedda ee Midowga Yurub Peter Stano, waxaa…