Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Madaafiic ku dhacday Isbitaalka Istarliin ee degmadda Guriceel iyo Qasaare ka dhashay

Axadi: October 24, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in Madaafiic ay ku dhacday Isbitaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyihii Garoonka Dhuusamareeb ee Ciidanka Nabadsugida oo saakay ku dhintay Guriceel.

Axadi: October 24, 2021 Dagaal kooban ayaa saakay mar kale Ciidanka dowladda Federaalka, kuwa Maamulka Galmudug iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dibad baxyo is ka soo horjeeda oo ka socda dalka Hangari.

Axadi: October 24, 2021  Kumanaan ka mid ah taageerayaasha mucaaradka ee Hungary ayaa abaabulay mudaaharaad ballaaran oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda Golaha amaanka QM oo gaaray dalka Mali.

Axad: October 24, 2021 Wafdigaan ayaa maanta waxa ay magaalada Bomako ee caasimadda Mali kulan la yeelan…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka magaalada Guriceel ee Galmudug oo mar kale sheegay goor dhawayd in ay gacanta ku hayaan magaalada

Axad: October 24, 2021 Maamulka magaalada Guriceel ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa si adag kaga hadlay dagaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Boqolaal ka tirsan Ciidamada Haramcad iyo Gor gor oo saakay mar kale loo qaaday magaalada dhuusamareeb

Axad: October 24, 2021 Wararka ka imaanaya garoonka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saakay mar kale Boqolaal…

Posted in WARARKA MAANTA

Muqdisho oo saakay la soo gaarsiiyay saraakiil iyo ciidamo ku dhaawacmay dagaalka Guriceel ee shalay

Axad: October 24, 2021 Magaalada Muqdisho waxaa la soo gaarsiiyay saraakiil iyo ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowlada oo soo bandhigay maxaabii ay ku qabteen Dagaalkii ka dhacay guriceel shalay.

Axad: October 24, 2021 Ciidamada Dowlada ayaa soobandhigay Sawirada tiro maxaabiis ah oo ay sheegeen in ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Kenya.

Axad: October 24, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaraxa ka dhacay banaanka maqaayad caan ah oo ku taalla Kampala.

Axad: October 24, 2021 Ugu yaraan saddex qof ayaa lagu dilay qarax xalay ka dhacay magaalada Kampala…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal mar kale saakay ka bilaawday magaalada Guriceel ee Galgaduud

Axad: October 24, 2021 Wararka ka imaanaya saakay magaalada Guriceel ee xarunta ganacsiga Galmudug ayaa sheegaya in…

Posted in WARARKA MAANTA

James Swan oo hal arrin ku amaanay Madaxweynaha Hirshabelle

Sabti: October 23, 202 Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen  ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho…